{"id":29227,"date":"2016-08-02T22:48:52","date_gmt":"2016-08-02T19:48:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29227"},"modified":"2016-08-02T22:51:56","modified_gmt":"2016-08-02T19:51:56","slug":"madaxda-madasha-ismagacaabey-oo-la-filayo-in-ay-muqdisho-ku-kulmaanmaxey-sheegi-doonaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/madaxda-madasha-ismagacaabey-oo-la-filayo-in-ay-muqdisho-ku-kulmaanmaxey-sheegi-doonaan\/","title":{"rendered":"Madaxda madasha ismagacaabey oo la filayo in ay muqdisho ku kulmaan\/maxey sheegi doonaan?."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo maalmahaan ay soo baxayeen in laga yaabo in doorashada dalka ay dib u dhacdo, ayaa waxaa haddana la filayaa in Magaalada Muqdisho ay kulamo ku yeeshaan Mas&#8217;uuliyiinta Soomaalida, kaasoo looga hadli doono Doorashooyinka iyo Xilliga ay dhacayaan.<\/p>\n<p>Inkastoo Mas&#8217;uuliyiinta Soomaaliya ay sheegeen in doorashadu aysan dib uga dhici doonin xilligii loogu talo-galay, haddana waxaa soo baxaya shakiyo fara badan oo muujinaya in laga yaabo inay doorashadu dib uga dhacdo xilligeedii.<\/p>\n<p>Kulanka ay Madaxa Madasha Qaranka ku yeelan doonaan Muqdisho 02-da Augus oo ah maanta illaa 04-ta Ogoosto, ayaa la sheegay in maanta uu dib uga dhacay oo la furayo berri oo Arbaco ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal Cumar Dhagey ayaa shir jaraa&#8217;id oo uu Muqdisho ku qabtay ku sheegay in xilliga rasmi ahaan ay doorashadu u dhacayso laga sugayo madaxda madasha Doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Hoggaamiyeyaasha Soomaalida ayaa dhawr jeer Kulamo kala duwan ka yeesha Arrimaha Doorashooyinka Sannadkan 2016-ka ka dhacaya dalka, kuwaasoo qodobbo dhawr ah laga soo saaray.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/salaam-bank-9\/\" rel=\"attachment wp-att-29096\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/becco\/\" rel=\"attachment wp-att-29094\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/tabaarak\/\" rel=\"attachment wp-att-29095\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maalmahaan ay soo baxayeen in laga yaabo in doorashada dalka ay dib u dhacdo, ayaa waxaa haddana la filayaa in Magaalada Muqdisho ay kulamo ku yeeshaan Mas&#8217;uuliyiinta Soomaalida, kaasoo looga hadli doono Doorashooyinka iyo Xilliga ay dhacayaan. Inkastoo Mas&#8217;uuliyiinta Soomaaliya ay sheegeen in doorashadu aysan dib uga dhici doonin xilligii loogu talo-galay, haddana waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29229,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29227","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29227","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29227"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29227\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29228,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29227\/revisions\/29228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29229"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29227"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29227"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29227"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}