{"id":29224,"date":"2016-08-02T22:33:34","date_gmt":"2016-08-02T19:33:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29224"},"modified":"2016-08-02T22:39:44","modified_gmt":"2016-08-02T19:39:44","slug":"saldhigyo-ay-gudaha-liibiya-ku-lahaayeen-isil-oo-markii-ugu-horeeysey-mareykanku-duqeeyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/saldhigyo-ay-gudaha-liibiya-ku-lahaayeen-isil-oo-markii-ugu-horeeysey-mareykanku-duqeeyeen\/","title":{"rendered":"Saldhigyo ay gudaha Liibiya ku lahaayeen ISIL oo markii ugu horeeysey Mareykanku duqeeyeen."},"content":{"rendered":"<p>Diyaaradaha dagaalka Mareeykanka ayaa markii ugu horeeysay howlgallo dhanka cirka ah ka fuliyay dalka Liibiya, ayagoo duqeeymo la beegsaday saldhigyo ay kooxda ISIL ku lahayd magaalada Sirta, sida laga soo xigtay dowladda wadaagga ah ee dalka Liibiya.<\/p>\n<p>\u201cDuqeymihii ugu horeeyay oo ay diyaaradaha mareeykanka la beegsadaan saldhigyada ururka ISIL ayaa la fuliyay maanta, ayadoo qasaarooyin lixaad leh ay kasoo gaareen kooxdaasi, waxaana weerarka laga fuliyay magaalada Sirte,\u201d sidaa waxaa warbaahinta u sheegay raysul wasaaraha dalkaasi Fayez Al-sarraj.<\/p>\n<p>Waaxda gaashaandhigga Mareeykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegtay in weerarrada ay la beegsadeen kooxda ISIL ee Liibiya ay yihiin kuwo ay uga jawaabayeen codsi uga yimid dowladda Midnimo ee dalkaasi Liibiya.<\/p>\n<p>Dowladda Liibiya ayaa Mareeykanka iyo dalalka quwadda leh ee caalamka ka codsatay taageero military, kadib markii ay kooxda ISIL kala kulmeen weerarro dhabogal ah, Miinooyin dhulka lagu aaso iyo banbaanooyin ay la beegsanayeen xarumaha ay ku suganyihiin ciidamada dowladda dalka Liibiya.<\/p>\n<p>Isagoo la hadlayay warbaahinta ayuu xogyahaya dhanka warfaafinta Pentagon-ka Peter Cook, waxa uu sheegay in ay sii wadi doonaan duqeeymaha ayagoo si dhow ula shaqeyn doona dowladda Midnimo ee dalka Liibiya.<\/p>\n<p>Dagaallada kasoo cusboonaaday magaalada Sirta ayaa sii adkeeynaya xaaladda, maadaama ay xiisado ka taaganyihiin magaalada Sirta oo ay ku noolyihiin dad badan oo rayid ah, kuwaasoo laga cabsi qabo in ay saameeyaan dagaallada.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/becco\/\" rel=\"attachment wp-att-29094\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/salaam-bank-9\/\" rel=\"attachment wp-att-29096\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/tabaarak\/\" rel=\"attachment wp-att-29095\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaradaha dagaalka Mareeykanka ayaa markii ugu horeeysay howlgallo dhanka cirka ah ka fuliyay dalka Liibiya, ayagoo duqeeymo la beegsaday saldhigyo ay kooxda ISIL ku lahayd magaalada Sirta, sida laga soo xigtay dowladda wadaagga ah ee dalka Liibiya. \u201cDuqeymihii ugu horeeyay oo ay diyaaradaha mareeykanka la beegsadaan saldhigyada ururka ISIL ayaa la fuliyay maanta, ayadoo qasaarooyin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29226,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29224","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29224","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29224"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29224\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29225,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29224\/revisions\/29225"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29226"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29224"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29224"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29224"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}