{"id":29221,"date":"2016-08-02T22:24:33","date_gmt":"2016-08-02T19:24:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29221"},"modified":"2016-08-02T22:25:39","modified_gmt":"2016-08-02T19:25:39","slug":"maxaa-ka-jira-eedeymo-la-xiriira-raashin-mucaawino-ah-oo-la-gatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/maxaa-ka-jira-eedeymo-la-xiriira-raashin-mucaawino-ah-oo-la-gatey\/","title":{"rendered":"Maxaa ka jira eedeymo la xiriira raashin mucaawino ah oo la gatey?."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maamulka gobolka Gedo ayaa soo jeediyay eedeymo la xiriira raashin gargaar ah oo gobolkaa loo waday oo la musuqmaasuqay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Raashinkaa ayaa waxaa wararku sheegayaan in ay bixisay dawlada dalka Turkiga. Maamulka Gedo ayaa sheegay in raashinkaa la geeyay suuqyada Kismaayo oo halkaa lagu sii iibiyay walow aan iib loogu tala galin ee uu ahaa raashin mucaawino ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maamulka Gedo ayaa tilmaamay in raashinka ay iibsadeen saraakiil kasoo jeeda gobolka Gedo iyo guud ahaan Jubaland.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Axmad Buule Canjeex oo ah guddoomiyaha gobolka Gedo ayaa warbaahinta u sheegay in maamulkiisu hayo caddeymo muujinaaya in raashinkaa suuqa lagu kala iibsaday ee uusan soo gaarin dadkii loogu tala galay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee masuuliyiinta lagu eedeeyay musuqaa oo uu ka mid yahay Maxamuud Sayyid Aadan oo\u00a0 ah madaxweyne ku-xigeenka Jubaland isla markaana asaga qudhiisu kasoo jeeda Gedo ayaa gaashaanka ku dhuftay arintaa isla markaana beeniyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maxamuud Sayyid Aadan wuxuu sheegay in raashinkaa la gaarsiiyay Gedo oo Doolow lagu qeybiyay isla shalay oo Isniin ahayd.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qeybo kale oo Soomaaliya ah ayaa dhawaan la sheegay in raashin gargaar ah suuqyada la geeyay gaar ahaan Muqdisho oo raashin loogu tala galay barakacayaal iyo qaxootiga Yemen suuqayada la geeyay laguna sii iibiyay.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/becco\/\" rel=\"attachment wp-att-29094\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/salaam-bank-9\/\" rel=\"attachment wp-att-29096\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/tabaarak\/\" rel=\"attachment wp-att-29095\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka Gedo ayaa soo jeediyay eedeymo la xiriira raashin gargaar ah oo gobolkaa loo waday oo la musuqmaasuqay. Raashinkaa ayaa waxaa wararku sheegayaan in ay bixisay dawlada dalka Turkiga. Maamulka Gedo ayaa sheegay in raashinkaa la geeyay suuqyada Kismaayo oo halkaa lagu sii iibiyay walow aan iib loogu tala galin ee uu ahaa raashin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29223,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29221","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29221","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29221"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29221\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29222,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29221\/revisions\/29222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}