{"id":29218,"date":"2016-08-02T21:20:07","date_gmt":"2016-08-02T18:20:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29218"},"modified":"2016-08-02T21:21:43","modified_gmt":"2016-08-02T18:21:43","slug":"gargaarka-biniaadanimo-oo-ay-wax-ka-bedeleyso-dawladda-dalkaasi-canada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/gargaarka-biniaadanimo-oo-ay-wax-ka-bedeleyso-dawladda-dalkaasi-canada\/","title":{"rendered":"Gargaarka Biniaadanimo oo ay wax ka bedeleyso dawladda dalkaasi Canada."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">-Dawlada dalka Canada, waa dawlada cusub ee dalkaase ayaa sheegtay inay wax ka baddalayso deeqda baniaadminimo ee ay caalamka intiisa kale siiso.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haatan ayaa dawlada dalkaasi waxay wadaa qorshe lagu xaqiijinaayo in wax laga baddalo qaabkaa dalkaasi kusiiyo caawimaada dalalka kale ee caalamka khaasatan dalal gaaraya ilaa 20.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wada hadalo amuurtaa kusaabsan oo ay ka qeyb qaadanayaan xubno dawlada ka tirsan iyo xildhibaano baarlamaanka dalkaa ka tirsan ayaa dhawaan lagu qabtay\u00a0magaalada dalkaa kutaala ee Toronto.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dalka Canada ayaa deeqo siiya caalamka intiisa kale gaar ahaan dalalka dunida saddexaad sida dalalka Afrika.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/salaam-bank-9\/\" rel=\"attachment wp-att-29096\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/becco\/\" rel=\"attachment wp-att-29094\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/tabaarak\/\" rel=\"attachment wp-att-29095\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Dawlada dalka Canada, waa dawlada cusub ee dalkaase ayaa sheegtay inay wax ka baddalayso deeqda baniaadminimo ee ay caalamka intiisa kale siiso. Haatan ayaa dawlada dalkaasi waxay wadaa qorshe lagu xaqiijinaayo in wax laga baddalo qaabkaa dalkaasi kusiiyo caawimaada dalalka kale ee caalamka khaasatan dalal gaaraya ilaa 20. Wada hadalo amuurtaa kusaabsan oo ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29220,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29218","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29218"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29219,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29218\/revisions\/29219"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29220"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}