{"id":29215,"date":"2016-08-02T01:28:34","date_gmt":"2016-08-01T22:28:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29215"},"modified":"2016-08-02T01:31:02","modified_gmt":"2016-08-01T22:31:02","slug":"degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askeri-booliska-ka-tirsani-ku-dhaawacmey-qarax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askeri-booliska-ka-tirsani-ku-dhaawacmey-qarax\/","title":{"rendered":"Degmada LAMU ee dalka Kenya oo askeri booliska ka tirsani ku dhaawacmey Qarax."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa dhaawacmay kadib markii bamb gacmeed lagu soo tuuray degmada Lamu ee dalka Kenya maanta.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Nin dhallinyaro ah oo ka tirsan dhallinyarada dalka Kenya ururka ay leeyihiin ee NYS ayaa isna dhaawacmay.\u00a0 Waxay labaduba ku dhaawacmeen bambadaas oo ay kusoo tuureen koox looga shakiyay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Biliiska ayaa la sheegay inuu bilaabay baadigoob la doonayo in lagu soo qabto raggii weerarkaa geystay. Weerarka ayaa maanta ka dhacay deegaanka Kiunga oo aad ugu dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya kala qeybiya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Labada qof ee dhaawacmay, waa askariga iyo ninka kale ayaa loo soo qaaday Nairobi si loo daaweeyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhacdadaan ayaa timid asbuuc un kadib markii ciidamo ka tirsan KDF ay dhaawacmeen kadib markii taangi ay wateen oo deegaankaa maraayay uu ku joogsaday miino dhulka la galiyay.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/becco\/\" rel=\"attachment wp-att-29094\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/salaam-bank-9\/\" rel=\"attachment wp-att-29096\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/tabaarak\/\" rel=\"attachment wp-att-29095\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa dhaawacmay kadib markii bamb gacmeed lagu soo tuuray degmada Lamu ee dalka Kenya maanta. Nin dhallinyaro ah oo ka tirsan dhallinyarada dalka Kenya ururka ay leeyihiin ee NYS ayaa isna dhaawacmay.\u00a0 Waxay labaduba ku dhaawacmeen bambadaas oo ay kusoo tuureen koox looga shakiyay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab. Biliiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29217,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29215","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29215"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29216,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29215\/revisions\/29216"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29217"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}