{"id":29208,"date":"2016-08-02T00:54:54","date_gmt":"2016-08-01T21:54:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29208"},"modified":"2016-08-02T00:56:29","modified_gmt":"2016-08-01T21:56:29","slug":"tobanaan-kun-amxaaro-kasoo-horjeeda-qoomiyada-tigrey-oo-banaanbax-ka-sameeyey-magaalada-gondor-ee-ethiopea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/tobanaan-kun-amxaaro-kasoo-horjeeda-qoomiyada-tigrey-oo-banaanbax-ka-sameeyey-magaalada-gondor-ee-ethiopea\/","title":{"rendered":"Tobanaan kun Amxaaro kasoo horjeeda Qoomiyada Tigrey oo banaanbax ka sameeyey magaalada Gondor ee ETHIOPEA."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Tobanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay maagalada Gondor ee dalka jaarka nala ah ee Itoobiya maanta.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadkaa oo isugu soo baxay dibad baxaa oo ilaa haatan oo aanu qoreyno warbixintaan socda ayaa la sheegay inay ka careysan yihiin qaabka shaqo ee dawlada Itoobiya guud ahaan iyo weliba inay deegaan ay leeyihiin qowmiyada Amxaaro hoos geysay maamulka Tigray.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadkaa mudaaharaadka ka qeyb galaya ayaa ka dalbanaya dawlada dalkaa ee uu hoggaamiyo xisbiga EPRDF inay ka laabato go&#8217;aankaa ay dhulal aan islahayn isku maamul kaga dhigtay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">EPRDF ayaa waxaa u badan qowmiyada Tigre. Sidoo kale xisbigaa oo markii hore jabhad ahaa ayaa sanadkii 1991 ka tuuray xukunka Madaxweynihii dalkaa Mingistu Xayle Maryam oo dabadeed asagu u cararay dalka Zimbabwe.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haatan oo mudaaharaadku weli socdo ayaa dawlada dalkaasi sheegeysaa in in ka badan 10 qof ay ku dhinteen rabshado dhex maray dibad baxeyaasha iyo ciidamada booliska.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Muranka dhulkaa la hoosgeeyay ismaamulka Tigray balse qowmiyada Amxaaro sheeganayso ayaa taagnaa dhowrkii asbuuc ee tagay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Magaalada Gondor ayaa dhacda waqooyiga Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Muran dhulka kusaabsan ayaa sidoo kale horraantii sanadkaan ka dhex dhacay dawlada Itoobiya iyo qawmiyada Oromada kadib markii dawladu ku soo ballaarisay ama kusoo fidisay caasimada Addis gobolka Oromiya qawmiyadaana ay arinkaa diiday kana dhiidhiday.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Tobanaan qof ayaa ku dhintay rabshado dhex maray qawmiyada Oromada iyo biliiska kadib dibad baxyo kuwa hada socda la mid ahaa oo waqtigaa ay dhigtay qawmiyada Oromada.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/salaam-bank-9\/\" rel=\"attachment wp-att-29096\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/becco\/\" rel=\"attachment wp-att-29094\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/tabaarak\/\" rel=\"attachment wp-att-29095\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tobanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay maagalada Gondor ee dalka jaarka nala ah ee Itoobiya maanta. Dadkaa oo isugu soo baxay dibad baxaa oo ilaa haatan oo aanu qoreyno warbixintaan socda ayaa la sheegay inay ka careysan yihiin qaabka shaqo ee dawlada Itoobiya guud ahaan iyo weliba inay deegaan ay leeyihiin qowmiyada Amxaaro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29210,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29208"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29209,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29208\/revisions\/29209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29210"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}