{"id":29205,"date":"2016-08-01T20:02:01","date_gmt":"2016-08-01T17:02:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29205"},"modified":"2016-08-01T20:04:01","modified_gmt":"2016-08-01T17:04:01","slug":"dad-ku-eedeysnaa-maandooriye-oo-maxkamadda-gobolka-banaadir-ay-xukunno-ku-ridey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/08\/dad-ku-eedeysnaa-maandooriye-oo-maxkamadda-gobolka-banaadir-ay-xukunno-ku-ridey\/","title":{"rendered":"Dad ku eedeysnaa Maandooriye oo Maxkamadda Gobolka Banaadir ay xukunno ku ridey."},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ku riday xukunno 31-qof oo lagu soo qabtay maandooriyeyaal, kuwaasoo isugu jiray rag iyo dumar, iyadoo saraakiisha ciidamada soo qatay ay sheegeeen in dadkan ay qaarkood isticmaalayeen Maan-dooriyaha halka kuwo kalena ay iibinayeen. Waxaana ka mid ahaa Xashiish iyo Qamri.<\/p>\n<p>Dhageysiga dacwadooda kaddib ayay maxakmaddu sii deysay afar ka mid ahaa eedeysanayaasha, kaddib markii lagu waayay eedeymihii loo haystay, waxayna maxkamaddu ku xakuntay 27-qof oo kale min lix bilood oo xabsi ah<\/p>\n<p>&#8220;Howl-galka waxaa iska kaashanaday saldhigyada booliiska Xamar-jajab iyo Xamar-weyne, wuxuuna u dhacay sidii loogu talo-galay, dadkan iibinayay iyo kuwa isticmaalayay maandooriyeyaal ayaana lagu soo qabtay,&#8221; ayuu yiri taliyaha saldhigga booliska Afar-irdoodka, Col. C\/qaadir Axmed Shire Matooto oo warbaahinta la hadlay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Guddoomiyaha degmada Xamar-jajab, Axmed Cisman Dhoore oo isna hadlay ayaa sheegay in howlgalkan lagu guuleystay in lagu soo qabto 31 qof oo ku howlanaa Waxyaabaha maanka dooriya.<\/p>\n<p>Dhanka kale, guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur ayaa isagana tilmaamay in 27-ka mid dadka lagu xakumay min lix bil oo xarig ah, halka uu ku dhawaaqay in maxkamadda ay sii deysay afar qof markii lagu waayay wax dambi ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, ma ahan markii u horreysay oo dad maandooriyeyaal lagu soo qabto ay Maxkamadda Gobolka Banaadir xukunno ku riddo, balse horay ayay xukunno kala duwan ugu ridday dad lagu soo qabtay Maan-dooriye.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/becco\/\" rel=\"attachment wp-att-29094\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/salaam-bank-9\/\" rel=\"attachment wp-att-29096\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/tabaarak\/\" rel=\"attachment wp-att-29095\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ku riday xukunno 31-qof oo lagu soo qabtay maandooriyeyaal, kuwaasoo isugu jiray rag iyo dumar, iyadoo saraakiisha ciidamada soo qatay ay sheegeeen in dadkan ay qaarkood isticmaalayeen Maan-dooriyaha halka kuwo kalena ay iibinayeen. Waxaana ka mid ahaa Xashiish iyo Qamri. Dhageysiga dacwadooda kaddib ayay maxakmaddu sii deysay afar ka mid ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29207,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29205","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29205","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29206,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29205\/revisions\/29206"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29207"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}