{"id":29190,"date":"2016-07-31T21:33:56","date_gmt":"2016-07-31T18:33:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29190"},"modified":"2016-07-31T21:56:54","modified_gmt":"2016-07-31T18:56:54","slug":"qaraxyo-iyo-dilal-is-xig-xiga-oo-maanta-muqdisho-ka-dhaceyintee-la-egyahey-khasaaraha-naf-iyo-maal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/qaraxyo-iyo-dilal-is-xig-xiga-oo-maanta-muqdisho-ka-dhaceyintee-la-egyahey-khasaaraha-naf-iyo-maal\/","title":{"rendered":"Qaraxyo iyo dilal is xig xiga oo maanta Muqdisho ka dhacey\/intee la egyahey khasaaraha naf iyo maal."},"content":{"rendered":"<p>Qaraxyo is-xigay ayaa goor-dhaweyn lagu weeraray xarunta dambi-baarista booliiska Somalia eee CID-da ee Muqdisho, taasoo ku dhaw isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Qaraxyadan oo ahaa kuwo aad u culus, ayaa waxaa laga maqlay inta badan Muqdisho, waxaana ay ahaayeen kuwo loo adeegsaday Gaadiid laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa.<\/p>\n<p>Markii Qaraxyadan ay dhaceen kaddib ayaa waxaa xigay rasaas culus oo ay is-weydaarsanayaan kooxo hubeysan oo xarunta CID-da weeraray iyo ciidankii ku sugnaa xeradaas.<\/p>\n<p>Sida uu sheegey wasiirka amniga dawlada federalka soomaaliya in shan qof ku dhinteen qaraxaas ka dhacey C.I.D.<\/p>\n<p>Fiidnmadii caawana gaari ayaa ku qarxey wadada maka al-mukarama kadib markii uu ka degey ninkii watey gaariga oo ka badbaadeysidoo kale gudoomiye waaxeed ka tirsanaa deg SHibis ayaa lagu diley KHaalid maxamuud macalin, degmadaasi gobolka banaadir ka tirsan.<\/p>\n<p>Illaa hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxyadaan is-xigay, iyadoo xaaladdu ay kacsan tahay, iyadoo qaraxyadan ay noqonayaan kuwii labaad oo Muqdisho ka dhaca muddo toddobaad gudihiisa ah.<\/p>\n<p>Wixii kasoo kordha weerarradan iyo khasaaraha ay geysteen waxaad kula socon doontaan wararka soo socda ee warsom haddii ALLE ogolaado.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/salaam-bank-9\/\" rel=\"attachment wp-att-29096\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/becco\/\" rel=\"attachment wp-att-29094\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/tabaarak\/\" rel=\"attachment wp-att-29095\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxyo is-xigay ayaa goor-dhaweyn lagu weeraray xarunta dambi-baarista booliiska Somalia eee CID-da ee Muqdisho, taasoo ku dhaw isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale, Qaraxyadan oo ahaa kuwo aad u culus, ayaa waxaa laga maqlay inta badan Muqdisho, waxaana ay ahaayeen kuwo loo adeegsaday Gaadiid laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa. Markii Qaraxyadan ay dhaceen kaddib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29193,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29190","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29190","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29190"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29190\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29194,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29190\/revisions\/29194"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29193"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29190"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29190"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29190"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}