{"id":29183,"date":"2016-07-31T19:59:54","date_gmt":"2016-07-31T16:59:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29183"},"modified":"2016-07-31T20:28:46","modified_gmt":"2016-07-31T17:28:46","slug":"wiil-soomaali-ah-booliska-canada-dileen-oo-banaanbax-ka-sameeyeen-soomaalida-canada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/wiil-soomaali-ah-booliska-canada-dileen-oo-banaanbax-ka-sameeyeen-soomaalida-canada\/","title":{"rendered":"Wiil Soomaali ah Booliska Canada dileen oo banaanbax ka sameeyeen soomaalida CANADA."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Soomaali iyo Muslimiin badan ayaa dibad bax isugu soo baxay maagaalada Ottawa ee dalka Canada shalay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadkaa ayaa ka careysnaa dilkii boolisku dhowr maalmood ka hor u geeystay nin Soomaali ahaa oo waxoogaa dhimirka la sheegay inuu ka jiranaa, kaasoo ay ka qabteen meel u dhow gurigiisa oo magaaladaa ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ninkaa ayaa la sheegay inay garaaceen dabadeedna uu u dhintay jirdilkii ay u geysteen. Mudaaharaadeyaasha ayaa gaaray ilaa afaafka hore ee xarunta biliiska ee Ottawa shalay kadib sidii arxan darrada ahayd ee asbuucii hore ay u dileen Al-marxuum C\/Raxmaan Cabdi.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">C\/Raxmaan Cabdi ayaa biliisku markii ay garaaceen waxay ku xireen jeebad asagoo dhulka yaal. Intaa kadib waxaa yimid dhaqaatiir kuwaasoo baaritaan kadib sheegay inuusan nuuxnuuxsanayn.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maalin ka hor ayaa meydka ninkaa lagu aasay magaaladaasi Ottawa ayadoo duugtiisa Soomaali badan iyo Muslimiin kale oo badan ay ka qeyb qaateen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qaar ka mid ah dadkii mudaaharaadayay ayaa sheegay in ninkaa loo dilay si midab takoor ah.<\/span><\/p>\n<p>&#8211; warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/salaam-bank-9\/\" rel=\"attachment wp-att-29096\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/becco\/\" rel=\"attachment wp-att-29094\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/tabaarak\/\" rel=\"attachment wp-att-29095\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaali iyo Muslimiin badan ayaa dibad bax isugu soo baxay maagaalada Ottawa ee dalka Canada shalay. Dadkaa ayaa ka careysnaa dilkii boolisku dhowr maalmood ka hor u geeystay nin Soomaali ahaa oo waxoogaa dhimirka la sheegay inuu ka jiranaa, kaasoo ay ka qabteen meel u dhow gurigiisa oo magaaladaa ah. Ninkaa ayaa la sheegay inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29186,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29183"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29184,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29183\/revisions\/29184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29186"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}