{"id":29180,"date":"2016-07-31T19:29:02","date_gmt":"2016-07-31T16:29:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29180"},"modified":"2016-07-31T19:31:58","modified_gmt":"2016-07-31T16:31:58","slug":"xaafadda-islii-oo-uu-booqdey-safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/xaafadda-islii-oo-uu-booqdey-safiirka-soomaaliya-u-fadhiya-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Xaafadda Islii oo uu booqdey Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa xalay fiidkii hore soo booqday xaafada Soomaalidu u badan tahay ee Islii ee caasimada Nairobi Kenya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Safiirka ayaa meelihii uu booqday waxaa kujirta xarunta dhaqanka iyo aqriska ee Awjaamac ee Xaafada Islii.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Safiirka Soomaliya ayaa wuxuu xarunta usoo booqday si uu uga qayb qaato talana uga bixiyo qabanqaabada xaflad sanadeedka Somali Heritage Week (Asbuuca Dhaqanka Soomaalida) oo dhici doonta bisha Oktoobar ee sanadkaan 2016.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Safiirka ayaa hambalyo iyo bogaadin ujeediyay xarunta isagoo amaanay howlaha ay qabato.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxa warfaafinta ee xarunta, Maxamuud Axmad Xaaji oo ku magac dheer Xaaji Gool oo la hadlay Hiiraan Online ayaa si aad ah usoo dhaweeyay booqashada safiirku ku yimid xarunta oo qiime weyn ugu fadhida Soomaalida gaar ahaan inta kunool dalka Kenya wuxuuna uga mahad celiyay tageerada iyo niyad samida asaga iyo safaaradu la garab taagan yihiin xarunta iyo Soomaalida oo idil.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyn, safiirka ayaa kulan la yeeshay aqoonyahano iyo mas&#8217;uuliyiin halkaa iyana joogay oo ay kujirto\u00a0 gabadha madaxa ka ah xarunta, Marwo Fardowsa Jaamac oo iyaduna aad usoo dhaweysay kaalinta safiirka ee\u00a0 noolaynta dhaqanka Somaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Safiirka ayaa u ballan qaaday xarunta iyo guud ahaan Soomaalida in safaaradu si aad ah ula shaqeyn doonto.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/tabaarak\/\" rel=\"attachment wp-att-29095\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/salaam-bank-9\/\" rel=\"attachment wp-att-29096\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/degmada-lamu-ee-dalka-kenya-oo-askar-qarax-lagula-eegtey-iyadoo-qaarkood-ku-dhaawacmeen\/becco\/\" rel=\"attachment wp-att-29094\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa xalay fiidkii hore soo booqday xaafada Soomaalidu u badan tahay ee Islii ee caasimada Nairobi Kenya. Safiirka ayaa meelihii uu booqday waxaa kujirta xarunta dhaqanka iyo aqriska ee Awjaamac ee Xaafada Islii. Safiirka Soomaliya ayaa wuxuu xarunta usoo booqday si uu uga qayb qaato talana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29182,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29180","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29180","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29180"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29180\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29181,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29180\/revisions\/29181"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29182"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29180"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29180"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29180"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}