{"id":29159,"date":"2016-07-30T22:41:18","date_gmt":"2016-07-30T19:41:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29159"},"modified":"2016-07-30T22:43:00","modified_gmt":"2016-07-30T19:43:00","slug":"aamina-maxamed-oo-sheegtey-in-nabadda-soomaaliya-ay-halis-ku-jirto-lacagta-amisom-yareynteeda-awgeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/aamina-maxamed-oo-sheegtey-in-nabadda-soomaaliya-ay-halis-ku-jirto-lacagta-amisom-yareynteeda-awgeed\/","title":{"rendered":"Aamina Maxamed oo sheegtey in nabadda Soomaaliya ay halis ku jirto lacagta Amisom yareynteeda awgeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiirada Arimaha Dibadda ee dalka Kenya, Aamina Maxamed ayaa QM u sheegtay in loo baahan yahay in beesha caalamku sii waddo bixinta qarashaadka AMISOM hadii gobolka laga doonayo nabad waadha.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Khamiistii khudbad ay ka jeedisay xarunta QM ee New York ayaa Amina ku sheegtay in yareyntii uu midowga Yurub uu dhawaan yareeyay qarashkii uu siin jiray AMISOM ay liddi ku tahay xasilinta qaarada Afrika.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaa muhiim ah inaanu sii wadno qarash siinta AMISOM iyo dadaalada kale ee nabadda ee Afrika sababtoo ah wixii qarash dhimid ah ma waafaqsana ujeedka ah ku guuleysashada nabadda qaarada,\u201d\u00a0 yay tiri.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u201cWaxaan rajeynayaa in arintaani soo jiidan doonto dareenka golaha ammaanka ee QM,\u201d intaa ayayna raacisay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Midowga Yurub ayaa sanadkaan bilowgiisii dhimay qarashkii uu siin jiray AMISOM.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Midowga Yurub ayaa bishii Janaayo dhimay boqolkiiba labaatan qarashkii uu siin jiray AMISOM kadib markii uu sheegay in dhaqaale yariyi lasoo daristay.<\/span><\/p>\n<p>Ogolaanshiyaha QM usiiyay AMISOM joogitaanka Soomaaliya ayaa ku eg sanadka soo socda ee 2017.<\/p>\n<p>Ciidamada AMISOM ayaa ka kala yimid Kenya, Uganda, Jabuuti, Itoobiya iyo Burundi.<\/p>\n<p>Aamina waxay sidoo kale sheegtay in xasilloonida Afrika ee mudada dheer ay ku xirnaan doonto sida beesha caalamku u taageerto barnaamijyada kala duwan ee dhaqaalaha iyo siyaasada qaarada.<\/p>\n<p>\u201cAad waa inaan xoogga loo saarin hawlgalada militari..Xoogga taa baddalkeedii waa in la saaro ku hawlidda qaababka siyaasada iyo horumarka,\u201d ayay tiri.<\/p>\n<p>QM horay ayay u ansixisay baaqyo noocaa ah laakiin Aamina waxay sheegtay in arintu ku xiran tahay sida loo hirgaliyo ama loo fuliyo baaqyadaa.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirada Arimaha Dibadda ee dalka Kenya, Aamina Maxamed ayaa QM u sheegtay in loo baahan yahay in beesha caalamku sii waddo bixinta qarashaadka AMISOM hadii gobolka laga doonayo nabad waadha. Khamiistii khudbad ay ka jeedisay xarunta QM ee New York ayaa Amina ku sheegtay in yareyntii uu midowga Yurub uu dhawaan yareeyay qarashkii uu siin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29161,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29159","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29159","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29159"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29159\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29162,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29159\/revisions\/29162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29161"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}