{"id":29155,"date":"2016-07-30T03:27:06","date_gmt":"2016-07-30T00:27:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29155"},"modified":"2016-07-30T03:30:29","modified_gmt":"2016-07-30T00:30:29","slug":"warqad-ku-socota-besha-caalamka-daneysa-arrimaha-soomaaliya-oo-uu-qorey-mid-kamid-ah-axzaabta-dalka-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/warqad-ku-socota-besha-caalamka-daneysa-arrimaha-soomaaliya-oo-uu-qorey-mid-kamid-ah-axzaabta-dalka-somalia\/","title":{"rendered":"Warqad ku socota Besha caalamka daneysa arrimaha soomaaliya oo uu qorey mid kamid ah Axzaabta dalka somalia."},"content":{"rendered":"<p>Anigoo Kuhadlaya Afka Shacabka Geeska Afrika Ee Somaliya Ee Dulman Og Khiyaanada Dalka Soomaaliya Kasocota Siyaasigii Ugu Horeeyey Ee 4 Sano Kudhawaaqayey<span id=\"more-24860\"><\/span>Dulmiga Xukuumada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud Kuhayso Shacabka Geeska Afrika Ee Somaliya Ee Dulman Oo Maanta Soomali Oo Dhan Markhaati Kawada Tahay Wixii 4 Sanadood Kahor Aan Aragnay \u0130n Maanta.<br \/>\nXisbiyada Muqdisho Raga Madaxda Ka Ah Oo Xiligaas Dulmiga \u0130ska \u0130ndhatirijiray Shabeelada Hoose \u0130yo Jubboyinka \u0130yo Hiiraan Oo Xaqdarada Xasan Sheekh Kuladhaqmay Dadka Deegaanada \u0130s Kale Oo Dhulkoodii Dad Aan Shaqo Kulahayn Loo Sharciyeeyey \u0130yo Dhiigoodii Oo Laxalaashaday Waxaa Maanta Markhaati Madoonto Ah \u0130n Qofkasta Oo Muqdisho \u0130yo Somaliya Jooga Uu Qirayo \u0130n Xasan Sheekh Maxamud Uu Kufashilmay Cadaalad \u0130nuu Soomaaliya Ku Hogaamiyo \u0130yo \u0130nuu Abuuray Xaalad Colaadeed Oo Dalka Soomaaliya Kajirta, Maanta Waxaa \u0130ntaas Sii Dheer<br \/>\nSoomaaliya Waxaa Kuqoran Lacag Dhan 5 Billion Dollars Oo La Yidhi Waykubaxday 4tii Sanadood Ee Lasoo Dhaafay \u0130yo Ugu Yaraan 2 Billion Lacag Kabadan Oo Musuqmaasuqa Lagu Lunsaday, Waxaa Lagataa Deeqaha Waxbarasho Ee Caruurta Somaliya Loogu Deeqo, Waxaa Sigooniya Loo Kala Wareejistaa \u0130yadoo Laaluush Lakala Qaadanayo Mashaariicda Horumarinta, Dalka,Caafimaadka, Ganacsiga, Safaaradaha, Shaqaalaha Hay\u2019adaha, Dekedaha Sida Dubai Port Berbera Oo Dawlada Federalka Soomaaliya Uae Oo Dalbatay \u0130n Laaluush 9 Million Ah Laga Siiyo \u0130nay Ansixiso, Horumarinta Beeraha \u0130yo Xoolaha \u0130yo Waliba Mashruuca Ugu Balaadhan Ee Beesha Caalamku Si Hagar La \u2018Aana Ugu Bixisay Lacagta Ugu Badan Oo Ah Nabadgaliyada \u0130yo Ladagaalanka Argagixisada Taasoo Aan Wax Horumar Ah Laga Gaadhin Laguna Fashilmay \u0130n Amaan Buuxa Loo Diyaariyo Shacabka Soomaaliyeed Ee Dulman.<br \/>\nFashilba Fashil Kadaran Ayey Kusii Hoobanaysaa Xukuumada Xasan Sheekh Maxamud Uu Kali Talisnimada Ku Hogaaminayo Ee Qarka Kasii Laad<br \/>\nLaada.<br \/>\nFashilkii Ugu Dambeeyey Waa \u0130nuu Ugaasyadii Beelaha Soomaliyeed \u0130yo Salaadiintii Ka Garab Sameeyey Kuwo Bug Ah Oo Uu Rabo \u0130nuu Codka Ku Helo. \u0130yo \u0130n Xiligii Doorashada Madaxtinimada \u0130yadoo Lajoogo Aan Waxba Diyaar Ahayn Waxaasoo Dhan Cadaynayaan \u0130n Dawladnimada Soomaaliya Ay Noqotay Wax Nin Qudha Kutakri Falo \u0130yo Fashilka Haysta Xasan Sheekh Maxamud.<br \/>\nMalaayiin Qof Baa Ku Shaqo La\u2019 Dalka Gudihiisa Nimanka Shaqadoodii Kufashilmay Buu Kolba Meel Cusub U Magacaabayaa Dalka Soomaaliya Wuxuu Ubaahanyahay \u0130sbadal Weyn Oo Muuqda \u0130yo \u0130n Qof Kasta Oo Soomaali Ah Xuquuqdiisa Siyaasadeed Uu Helo Una Madaxbanaan Yahay \u0130nuu Shirarka Udiyaar Garoowga Doorashada Madaxtinimada Lagu Qabsankaro Muqdisho Hadii Kale Dawladnimada Ay Meesha Kabaxayso Oo Fawdo Noqonayso.<br \/>\nSoomaaliya Hadii Kalitalis Kashaqaynayso Horaa Loogu Tijaabiyey Ee Umada Xuquuqdooda Aasaasiga Ah Ee Umadnimo \u0130n Ladhiso.<br \/>\nFashilkaas Dartii Haduuna \u0130su Casilin Xasan Sheekh Maxamud Waa \u0130n Doorasho Xaq Ah Oo Xor Ah Ay Dhacdaa Shacabka Soomaliyeed \u0130yagaa Tashan Doona Ee.<\/p>\n<p>Xisbiga Shacabka Geeska Afrika Ee Somaliya Hogaankiisa Waxay Ugu Baaqayaan Dhamaan Oday Dhaqameedyada \u0130yo Siyaasiyiinta Mucaaradka \u0130nay Kumidoobaan \u0130sbadal Muuqda \u0130nuu Dhaco Oo Cadaalad Lahelo.<br \/>\nBeesha Caalamku Waa \u0130naysan Xadgudubka Xasan Sheekh Maxamud Kutaageerin Ee Ay Joojiso Dulmiga Muuqda Ee Ay Kutaageerayaan Xasan.<br \/>\n\u0130n Shakhsiyaad Ladhiso Oo Awood Siyaasadeed Ay Umada Kudhex Yeeshaan Waa Burbur Hor Leh Oo Dawladnimada Soomaaliya Kuyimid \u0130yo Fashil Weyn.<\/p>\n<p>Gabagabadii Midnimada \u0130yo Wadajirka Ayey Umaduhu Ku Hormaraan, Khilaafka \u0130yo Dagaalada Sokeeye Burbur \u0130yo Baaba\u2019 Mooyee Faaido Lagama Helo Ee Umada Soomaliyeed Haku Midawdo Danteeda.<\/p>\n<p>Musharaxa Madaxtinimada Somaliya Gudomiyaha Xisbiga Shacabka Geeska Afrika Ee Somaliya<br \/>\nPhilosopher: Haabiil Cabdi Haybe.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Anigoo Kuhadlaya Afka Shacabka Geeska Afrika Ee Somaliya Ee Dulman Og Khiyaanada Dalka Soomaaliya Kasocota Siyaasigii Ugu Horeeyey Ee 4 Sano KudhawaaqayeyDulmiga Xukuumada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud Kuhayso Shacabka Geeska Afrika Ee Somaliya Ee Dulman Oo Maanta Soomali Oo Dhan Markhaati Kawada Tahay Wixii 4 Sanadood Kahor Aan Aragnay \u0130n Maanta. Xisbiyada Muqdisho Raga Madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29157,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29156,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29155\/revisions\/29156"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}