{"id":29143,"date":"2016-07-29T18:15:21","date_gmt":"2016-07-29T15:15:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29143"},"modified":"2016-07-29T18:43:14","modified_gmt":"2016-07-29T15:43:14","slug":"jabhadda-al-nusra-ee-dalka-suuriya-oo-xiriirkii-u-jartey-al-qaacida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/jabhadda-al-nusra-ee-dalka-suuriya-oo-xiriirkii-u-jartey-al-qaacida\/","title":{"rendered":"Jabhadda Al-nusra ee dalka Suuriya oo xiriirkii u jartey Al-qaacida."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Jabhada Al-nusra oo ka mid ah jabhadaha ka dagaalama Suuriya ayaa shaacisay inay xiriirka u jartay Alqaacida.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Alqaacida oo ah jabhadii uu hoggaamin jiray Cusaama bin Laden ayay xiriir lahaayeen Al-nusra. Al-nusra ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay magaceeda u badashay Jahat Fatax Al-shaam oo la macno ah jabhada furashada Suuriya.\u00a0<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Abu Maxamed Algolani oo ah hoggaamiyaha kooxdaa ayaa sheegay in tani meesha ka saareyso cudurdaarka reer galbeedka iyo quwadaha kale ee shisheeye u adeegsadaan inay duqeeyaan Suuriya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, afhayeen u hadlay dawlada Mareykanka ayaa sheegay inay duqeynta ay ku hayaan Suuriya sii socon doonto xataa kadib marka ay Al-nusra ka baxday Alqaacida.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dalka Suuriya ayaa waxaa ku hardamaayay kooxo hubeysan muddo ka badan shan sano kuwaasoo ujeedkooda aan la garanayn saxda ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa ku hoobtay maatadii iyo rayidkii dalkaa ayadoo maalin walba ay dirirta socota dhexda u galaan deedna ay ku dhintaan, ku naafoobaan macaluul\u00a0ama majaacana ay halkaa ku leyso.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabhada Al-nusra oo ka mid ah jabhadaha ka dagaalama Suuriya ayaa shaacisay inay xiriirka u jartay Alqaacida. Alqaacida oo ah jabhadii uu hoggaamin jiray Cusaama bin Laden ayay xiriir lahaayeen Al-nusra. Al-nusra ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay magaceeda u badashay Jahat Fatax Al-shaam oo la macno ah jabhada furashada Suuriya.\u00a0 Abu Maxamed Algolani [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29143","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29143"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29144,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29143\/revisions\/29144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}