{"id":29121,"date":"2016-07-28T19:52:02","date_gmt":"2016-07-28T16:52:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29121"},"modified":"2016-07-28T19:53:25","modified_gmt":"2016-07-28T16:53:25","slug":"dawlada-mweyne-ordigan-oo-wali-wada-xir-xirida-heyadaha-gaarka-loo-leeyaheyshakigu-wali-wuu-sii-socdaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/dawlada-mweyne-ordigan-oo-wali-wada-xir-xirida-heyadaha-gaarka-loo-leeyaheyshakigu-wali-wuu-sii-socdaa\/","title":{"rendered":"Dawlada M\/weyne Ordigan oo wali wada xir xirida hey&#8217;adaha gaarka loo leeyahey,shakigu wali wuu sii socdaa!."},"content":{"rendered":"<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dawlada Turkiga ayaa sii wada xiritaanka qeybo ka tirsan warbaahinta dalkaa iyo macaahiida sida gaarka ah loo leeyahay.<\/span><\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Arinkaa ayaa waxaa ka dambeeya afgambigii dhicisoobay ee bishaan bartamaheedii ka dhacay dalkaa Turkiga ee lagu damacsanaa in lagu rido dawlada Erdogan. Haatan ayaa waxaa wali socota kala shaandheynta macaahiida sama doonka ah iyo kuwa lala xiriirinaayo dadka dawlada kasoo horjeeda.<\/span><\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa madaxweynaha dalkaa ee Raccep Tayip Erdogan wuxuu isku dayayaa in wixii uu soo dumi karo oo dhan uu soo dumo.<\/span><\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Erdogan ayaa xiriir la samaynaya mucaaradka wixii karaankiisa ah si uu u soo jiito.<\/span><\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hase ahaatee dadaalada lagu xiraayo macaahiida iyo warbaahinta qaar ayaa ah inuu hangool isaga qabto shar wadeyaasha uu ku tuhmaayo in in laiska celiyo maahee wax sheeg iyo waano aan lagu karayn.<\/span><\/p>\n<p class=\"story-bodyintroduction\" align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Isla bishaan gudaheeda dalkeena Soomaaliya waxaa laga eryay shaqaalihii heyada Nile oo lala xiriirshay wadaadka, Fethulah Gulen oo lagu tuhmaayo inuu maleegay khidada iyo shirqoolka afgambiga aanan shaqeyn balse guul darreystay.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawlada Turkiga ayaa sii wada xiritaanka qeybo ka tirsan warbaahinta dalkaa iyo macaahiida sida gaarka ah loo leeyahay. Arinkaa ayaa waxaa ka dambeeya afgambigii dhicisoobay ee bishaan bartamaheedii ka dhacay dalkaa Turkiga ee lagu damacsanaa in lagu rido dawlada Erdogan. Haatan ayaa waxaa wali socota kala shaandheynta macaahiida sama doonka ah iyo kuwa lala xiriirinaayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29121","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29121"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29122,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29121\/revisions\/29122"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}