{"id":29118,"date":"2016-07-27T20:32:41","date_gmt":"2016-07-27T17:32:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29118"},"modified":"2016-07-27T20:34:19","modified_gmt":"2016-07-27T17:34:19","slug":"laanta-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-soomaaliya-oo-loo-magacaabey-taliye-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/laanta-socdaalka-iyo-jinsiyadaha-soomaaliya-oo-loo-magacaabey-taliye-cusub\/","title":{"rendered":"Laanta Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya oo loo magacaabey Taliye cusub."},"content":{"rendered":"<p>Taliyihii hore ee Nabad-sugidda iyo Sir-doonka Gobolka Banaadir, Jen. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa si Rasmi ah loogu Magacaabay Taliyaha Hoggaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska RW Somalia, ayaa Jen. Maxamed Aadan Koofir loogu Magacaabay xilkan, kaddib markii dhawaan Madaxweyne, Xasan Sheekh uu u Magacaabay\u00a0Jen. C\/llaahi Gaafoow Maxamuud oo xilkan hayay Agaasimaha Hay&#8217;adda Nabad-sugidda Qaranka.<\/p>\n<p>Jen. Koofi ayaa wuxuu wax kusoo bartay Dalalka Suudaan iyo Uganda, isagoo xilkan loo magacaabay ka beddeli doonaa Jen. C\/llaahi Gaafow Maxamuud oo Mudo Tobannaan sano ah soo hayay.<\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #0000ff;\">AKHRISO: Magacaabida Taliyaha cusub ee Hogaanka socdaalka Somalia;<br \/>\n<\/span><\/strong><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/July\/2016727636052086894071942Magacaabis_Taliye_Cusub_RW_XFS.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29095\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-29096\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-29094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii hore ee Nabad-sugidda iyo Sir-doonka Gobolka Banaadir, Jen. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa si Rasmi ah loogu Magacaabay Taliyaha Hoggaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya. Wareegto ka soo baxday Xafiiska RW Somalia, ayaa Jen. Maxamed Aadan Koofir loogu Magacaabay xilkan, kaddib markii dhawaan Madaxweyne, Xasan Sheekh uu u Magacaabay\u00a0Jen. C\/llaahi Gaafoow Maxamuud oo xilkan hayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29120,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29118","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29118"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29119,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29118\/revisions\/29119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}