{"id":2910,"date":"2011-09-03T08:59:05","date_gmt":"2011-09-03T08:59:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2910"},"modified":"2011-09-03T08:59:05","modified_gmt":"2011-09-03T08:59:05","slug":"maxaad-kala-socotaa-war-saxaafadeedkii-maamulka-puntland-ee-dagaalkii-gaalkacyo-ma-dhab-baa-in-ay-la-dagaalamayaan-al-shabaab-maamulka-gal-mudugse-ma-al-shabaab-ayey-noqdeen-akhriso-fikirkaagana-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/maxaad-kala-socotaa-war-saxaafadeedkii-maamulka-puntland-ee-dagaalkii-gaalkacyo-ma-dhab-baa-in-ay-la-dagaalamayaan-al-shabaab-maamulka-gal-mudugse-ma-al-shabaab-ayey-noqdeen-akhriso-fikirkaagana-ka\/","title":{"rendered":"Maxaad Kala Socotaa War saxaafadeedkii Maamulka Puntland Ee Dagaalkii Gaalkacyo? Ma Dhab Baa In ay La Dagaalamayaan Al Shabaab? Maamulka Gal Mudugse Ma al Shabaab Ayey Noqdeen Akhriso Fikirkaagana ka Dhiibo"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/puntland-state11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2912\" title=\"puntland-state1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/puntland-state11.jpg\" alt=\"\" width=\"602\" height=\"354\" \/><\/a><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/p>\n<p dir=\"ltr\">WAR SAXAAFADEED<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Kooxda Al Shabaab ayaa maanta weerar toos ah kusoo qaaday goobaha ay Ciidamada Amniga ee Dowladda Puntland kaga sugan yihiin Degmada Galkacyo.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Ciidamada Dowladda ayaa iska difaacay weerarkaasi iyadoo ay Ciidamadu ku fideen xaafadaha magaalada Galkacyo, ayna sifeeyeen goobihii ay ka soo duuleen kooxda Al Shabaab.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Dagaalkaan ayaa shalay [1 Sept. 2011] bilawday ka dib markii ay kooxda Al Shabaab xabad ku fureen Ciidamada Amniga oo damacsanaa inay soo xirxiraan koox argagaxiso ah oo barro cayiman ka abaabula dilalka qorsheysan iyo qaraxyada.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Weli lama sugin tirada dhabta ah ee dhaawaca iyo dhimashada labada dhinac, hasayeeshee Ciidamada Dowladda ayaa ilaa haatan soo qabqabtay 22-qof oo ka tirsan kooxda argagaxisada ah ee Al Shabaab.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Muddo 4-sanno ah ayaa magaalada Galkacyo waxaa laga waday dilal qorsheysan iyo qaraxyo soo kordhayay oo lagu laayay dad birmogeydo ah oo ka dhashay qabiilada Reer Puntland, waxaana dambiyadaasi laga soo abaabulayay goobo cayiman oo ku yaala xaafada uu dagaalkii shalay ka dhacay iyo xaafada ay Maamulka Galmudug ka degan yihiin degmada Galkacyo.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Waxaa nasiib-darro ah in madaxa Maamulka Galmudug uu waraysi uu siiyay Idaacadda BBC-da uu ka been-sheegay xaalada dhabta ah oo Galkacyo ka jirta, isagoo arrinta la aaday meel aan jirin iyo arrimo qabaa\u2019il.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Qof kasta oo Galkacyo jooga maanta wuxuu ogyahay in kooxda argagaxisada ah ee Al Shabaab ay u baqanayeen dhanka Galmudug, dibna looga soo abaabulay rasaasna looga soo siinayay, halkaasoo lagu daaweenayo dhaawacyada kooxda argagaxisada, sida uu waraysigii BBC-da uga qirtay madaxa Maamulka Galmudug Maxamad Axmed Caalim.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Mr. Caalim marnakamauusan hadlin dilalka qorsheysan iyo qaraxyada ka dhaca degmada Galkacyo, iyadoo aysan dilalka qorsheysan iyo qaraxyada ka dhicin xaafadda uu Maamulka Galmudug ka degan yahay degmada Galkacyo.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Dowladda Puntland waxay xaqiijinaysaa in uusan jirin dagaal qabiil, arrintaanna waxaa daliil u ah in 4-xubnood oo lagu dilay dagaalkii maanta kana tirsanaa madaxda kooxda argagaxisada ee Al Shabaab iyo in ka badan 22-maxaabiis oo lagu qabtay dagaalka ay dhalasho ahaan ka soo kala jeedaan gobollada Soomaaliya oo dhan.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Ugu danbeyntii, Dowladda Puntland waxaa mas\u2019uuliyad wayn ka saaran sugidda amniga dalka iyo difaaca dadka waxayna Dowladdu shacabka ugu baaqaysaa in si wanaagsan loola shaqeeyo Ciidamada Amniga oo ku howlan nabadeynta Galkacyo.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Ministry of Security and DDR<br \/>\nGovernment ofPuntlandStateofSomalia<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u3000<\/p>\n<p><strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )<\/p>\n<p><\/strong><span style=\"font-family: Arial;\"><\/p>\n<p dir=\"ltr\">\u3000<\/p>\n<p><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ) WAR SAXAAFADEED Kooxda Al Shabaab ayaa maanta weerar toos ah kusoo qaaday goobaha ay Ciidamada Amniga ee Dowladda Puntland kaga sugan yihiin Degmada Galkacyo. Ciidamada Dowladda ayaa iska difaacay weerarkaasi iyadoo ay Ciidamadu ku fideen xaafadaha magaalada Galkacyo, ayna sifeeyeen goobihii ay ka soo duuleen kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2910","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2910","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2910"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2910\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2914,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2910\/revisions\/2914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2910"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2910"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2910"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}