{"id":29072,"date":"2016-07-17T02:31:14","date_gmt":"2016-07-16T23:31:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29072"},"modified":"2016-07-17T08:01:24","modified_gmt":"2016-07-17T05:01:24","slug":"dawlada-daka-turkiga-oo-sheegtey-in-ay-soo-gaban-gabeysey-fashilinta-inqilaabki-leysku-dayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/dawlada-daka-turkiga-oo-sheegtey-in-ay-soo-gaban-gabeysey-fashilinta-inqilaabki-leysku-dayey\/","title":{"rendered":"Dawlada dalka Turkiga oo sheegtey in ay soo gaban gabeysey fashilinta Inqilaabki leysku dayey."},"content":{"rendered":"<p>Xukuumadda Turkiga ayaa si rasmi ah goor-dhaw ugu dhawaaqday in lasoo afjaray Afgambigii dhicisoobay ee dalkaas ka dhacay, iyadoo hawl-gallo la sameeyay lagu Qab-qabtay Kumannaan sarkaal oo ka tirsan Millateriga dalkaas.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in Af-gabigaan uu ku lug lahaa wadaadka Musaafuriska ku maqan ee Fatholahi Ghulam, Laakiinse Wadaadkan ayaa eedeyntaas iska fogeyay, isagoo sheegay inaysan jirin wax lug ah oo uu ku lahaa.<\/p>\n<p>Ku-simaha taliyaha millateriga dalka Turkiga, Umit Dundar oo warbaahinta la hadlay goor-dhaw ayaa sheegay in hawl-galkii lagu soo afjarayay Afgambiga dhicisoobay lagu guuleystay, ayna xukuumaddu gacanta ku hayso Amaanka guud ee dalka.<\/p>\n<p>&#8220;Turkigu wuu ka guuleystay kooxdii waalnayd oo bambooyinka ku weeraray Xarunta Baarlamaanka iyo shacabkooda, mana dhici doonto in kooxahaas si fudud lagu cafiyo,&#8221; ayuu yiri Umit Dundar.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/July\/201671663604250748336002261ED28AF-AADE-4F12-AE38-72FE2041F757_w987_r1_s.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale, RW Dalka Turkiga, Binali Yildrim oo isaguna shacabka Turkiga kala hadlay Warbaahinta &#8211; ayaa sheegay in wixii dhacay ay ahaayeen isku-day Af-gambi oo keliya, balse uusan dhicin wax Af-gambi ah, lagana guuleystay kooxihii isku-daygaas sameeyay.<\/p>\n<p>&#8220;Isku-daygaan waxaa sameeyay 2,839 askari iyo saraakiil isugu jira, kuwaas oo ka tirsanaa Millateriga Turkiga, dhammaantoodna ciqaab adag ayaan la marisiin doonaa,&#8221; ayuu hadalkiisa ku daray Yildrim.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Wararkii ugu dambeeyay ee Af-gambigan kasoo baxaya ayaa ku warramaya in 190-qof ay ku dhinteen intii uu afgambiga iyo hawl-galladu ay socdeen, kuwaasoo ay ku jiraan 41-saraakiil ah oo ka tirsan booliiska dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Wararkii ugu dambeeyay ayaa waxay ku warramayaa in xaaladdu ay hadda tahay mid deggen, inkastoo waddooyinka Ankara iyo Istanbul ay ku sugan yihiin ciidammo fara badan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28638\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg\" alt=\"FB_IMG_1465347072037\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumadda Turkiga ayaa si rasmi ah goor-dhaw ugu dhawaaqday in lasoo afjaray Afgambigii dhicisoobay ee dalkaas ka dhacay, iyadoo hawl-gallo la sameeyay lagu Qab-qabtay Kumannaan sarkaal oo ka tirsan Millateriga dalkaas. Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in Af-gabigaan uu ku lug lahaa wadaadka Musaafuriska ku maqan ee Fatholahi Ghulam, Laakiinse Wadaadkan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29074,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29072","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29072","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29072"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29075,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29072\/revisions\/29075"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29074"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}