{"id":29058,"date":"2016-07-16T23:58:08","date_gmt":"2016-07-16T20:58:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29058"},"modified":"2016-07-17T00:06:49","modified_gmt":"2016-07-16T21:06:49","slug":"dawlada-soomaaliya-oo-muwaadiniin-turki-ah-ku-wargelisey-in-ay-dalka-kaga-baxaan-mudo-7-cisho-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/dawlada-soomaaliya-oo-muwaadiniin-turki-ah-ku-wargelisey-in-ay-dalka-kaga-baxaan-mudo-7-cisho-ah\/","title":{"rendered":"Dawlada Soomaaliya oo muwaadiniin Turki ah ku wargelisey in ay dalka kaga baxaan mudo 7 cisho ah halka Nisa taliye rasmi ah loo magacaabey."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\">Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ee Somalia oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo uu Shir guddoominayay RW Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa Waxaa si adag loogu cambaareeyay Af-gambigii la doonayay in lagu kala Dhantaalo Horumarrada iyo Dimuquraadiyadda ay gaareen shacabka dalka Turkiya ee aan Walaalaha nahay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Kulanka ayaa waxaa sidoo kale, ay Goluhu Amar ku siiyeen Hay&#8217;adda Nile Academy oo Turkiga laga leeyahay in shaqaalaheedu ay muddo toddobaad ah uga baxaan Somalia, sidoo\u00a0kalena waxaa kulankan lagu magacaabay Taliyaha Nabsad-sugidda Qaranka Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">War-saxaafadeedka ayaa waxaa lagu xusay in Dawladda Federaalka Somalia ay uga Tacsiyeynayso Dawladda iyo Shacabka Turkiya khasaarihii nafeed ee Af-gambigani sababay oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Waxaana goluhu tacsi u direy dadkii Waxyeeladu kasoo gaartay falkaas, iyadoo Intii dhaawaca ahna ilaahey uga baryey caafimaad deg deg ah in uu siiyo.<\/span><\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay isla garteen qodobada soo socda iyadoo la tix-gelinayo codsiga dowlada Turkiga kuwaasoo kala ah:<\/p>\n<p>1. In la joojiyo adeegyadii ay bixin jirtay Hay&#8217;ada Nile Academy ee Dugsiyada, Isbitaalada iyo wixii kale oo hoos-yimaada.<\/p>\n<p>2. In hawl-wadeenada Nile Academy ay muddo toddoba Casho gudahood ah ay uga baxaan Dalka, taasoo ka billaabanaysa 17-ka bishan July 2016-ka oo ku beegan Axadda Berri ah.<\/p>\n<p>3. Dowladaha Somalia iyo Turkiya waxay si wadajir ah u ballan-qaadayaan in adeegyadii Caafimaad iyo Waxbarasho ee ay bixin jirtay Hay&#8217;adaasi sidoodii u sii socon doonaan. Maamul cusub-na loo sameyn doono.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/Feb\/2016222635917245327286985Taliyaha_Laanta_Socdaalka_Somalia_Jen_Gaafoow_660.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Dhanka kale, Golaha Wasiirada Xukuumadda FS ayaa Shirkoodii maanta si rasmi ah ugu magacaabay Taliyaha Hay\u2019ada Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Jen. C\/llaahi Gaafoow Maxamuud oo horay si KMG ah xilkaan ugu hayay.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Wasaarada Arrimaha Dibaddad Somalia, ayaa Warbixin laga dhageystay ku sheegtay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku xanniban Dalka Koonfurta Suudaan oo Muddooyinkii u dambeeyay ay qalalaaso siyaasadeed ka jireen, iyadoo Goluhu isku raacay in dadkaasi gurmad loo fidiyo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28542\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ee Somalia oo isugu yimid shir aan caadi ahayn oo uu Shir guddoominayay RW Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa Waxaa si adag loogu cambaareeyay Af-gambigii la doonayay in lagu kala Dhantaalo Horumarrada iyo Dimuquraadiyadda ay gaareen shacabka dalka Turkiya ee aan Walaalaha nahay. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale, ay Goluhu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29060,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29058","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29058"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29062,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29058\/revisions\/29062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}