{"id":29055,"date":"2016-07-16T02:44:51","date_gmt":"2016-07-15T23:44:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29055"},"modified":"2016-07-16T02:48:15","modified_gmt":"2016-07-15T23:48:15","slug":"mweyne-xasan-sheekh-oo-garaado-sarkaalnimo-u-xirey-jaamiciyiin-ciidamada-kusoo-biirey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/mweyne-xasan-sheekh-oo-garaado-sarkaalnimo-u-xirey-jaamiciyiin-ciidamada-kusoo-biirey\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan Sheekh oo garaado sarkaalnimo u xirey Jaamiciyiin ciidamada kusoo biirey."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud &#8211; ayaa Ciidamada Booliiska Soomaaliya ugu baaqey in ay kasbadaan kalsoonida shacabka, siina xoojiyaan dadaalkooda ku aaddan sugidda amniga.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh, ayaa hadalkaan ka jeediyay munaasabad lagu soo Gabagabeynayay Tababar u socday askar cusub oo jaamiciyiin ah oo ku soo biiray Ciidanka Booliska 19 ay tiradoodu ahayd.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la idiin kaga fadhiyaa in aad noqotaan Tusaale, isla markaana aad isku-xirtaan DF Soomaaliya iyo shacabkeeda. Waxyaabaha taas idin fududeyn kara inaad shacabka si hufan ugu adeegtaan waxaa ka mid ah dhawrista anshaxa iyo xeerarka idiin degsan,&#8221; ayuu goobta ka yiri madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha Somalia ayaa ku bogaadiyay Ciidankaan cusub ee kusoo biiray Ciidanka Booliiska sida ay ugu Dhiirradeen iyagoo Aqoon-yahanno ah inay ku shaqeeyaan Xaaladaha adag ee dalka ka jira, Waxaana uu ballan-qaaday inay qaadi doonto DF Somalia tallaabo kasta oo lagu tayeynayo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad tihiin Hogaanka Mustaqbalka Booliska Somalia. Saraakiisha Maddaaleyaasha ee Ciidamada Booliska Qaarkood waxay Dalkaan u shaqeynayeen ku dhawaad 50-sano, sidaa awgeedna dhallinyarada Wax-baratay ee booliska kusoo biiraya ayaa ah kuwii bedeli lahaa jiilkii hore.\u201d<\/p>\n<p>Dhanka kale, Madaxweyne Xasan ayaa munaasabada min laba xidigood ku Guddoonsiiyay Dhallinyarada Cusub ee Qalin-jabisay, isagoo sidoo kale dallacaad iyo Abaal-marinno kale ku Guddoonsiiyay goobta Xubno kale oo ka tirsan Booliiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Intaas kaddib, Madaxweynaha Soomaaliya &#8211; ayaa si rasmi ah u furay tababar layli Saraakiil iyo saraakiil xigeenno cusub oo ay ka qayb-qaadanayaan koox booliiska Soomaaliya kusoo biiray.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Xafladdaan ayaa Waxaa hadallo ka jeediyay Wasiirka Ammaanka, C\/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliya, S\/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28542\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud &#8211; ayaa Ciidamada Booliiska Soomaaliya ugu baaqey in ay kasbadaan kalsoonida shacabka, siina xoojiyaan dadaalkooda ku aaddan sugidda amniga. Xasan Sheekh, ayaa hadalkaan ka jeediyay munaasabad lagu soo Gabagabeynayay Tababar u socday askar cusub oo jaamiciyiin ah oo ku soo biiray Ciidanka Booliska 19 ay tiradoodu ahayd. \u201cWaxaa la idiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29057,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29055","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29055","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29055"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29056,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29055\/revisions\/29056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29057"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}