{"id":29041,"date":"2016-07-16T01:37:26","date_gmt":"2016-07-15T22:37:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29041"},"modified":"2016-07-16T01:40:40","modified_gmt":"2016-07-15T22:40:40","slug":"xaalad-deg-deg-ah-oo-madaxweynaha-fransiisku-waqtigeedi-kordhiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/xaalad-deg-deg-ah-oo-madaxweynaha-fransiisku-waqtigeedi-kordhiyey\/","title":{"rendered":"Xaalad deg-deg ah oo Madaxweynaha Fransiisku waqtigeedi kordhiyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kadib dhacdadii xalay magaalada Nice ee dalkaasi Faransiiska gaari lagu dilay dad gaaraya ugu yaraan 80 qof ayaa madaxweynaha dalkaa uu amar ku bixiyay in xaalad dagdag ah oo dalkaa saaran 3 bilood oo dheeraad ah lasii kordhiyo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Francois Hollande ayaa go&#8217;aankaa qaatay kadib markii nin darawal ah uu gaarigiisa ku dilay dadkaa intaa tiro le&#8217;eg xalay mar ay dadkaasi u dabaal dagayeen munaasabad ka mid ah munaasabadaha dalkaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Francois wuxuu sidoo kale sheegay in dadkii dadku uga dhintay, uga dhaawacmay ama waxyeelo weerarkaa kasoo gaartay magdhaw lasiin doono. Wuxuu sidoo kale sheegay in ammaanka lasii adkeyn doono gudaha iyo xaduudaha France.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sidoo kale asagoo khudbad jeedinaayay shaaca ka qaaday in la dardar galin doono hawlgalada ciidamada France ay ka wadaan dalalka Ciraaq iyo Suuriya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8216;Musiibo ayaa aad ugu habsatay France. Waan argagarxnay&#8217;. Sidaa ayuu yiri.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wuxuu sheegay in France uu ahaan doono dal xooggan asagoo inay arintaa hubaal tahay shacabkiisa niyada ugu dhisay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Muddo dheer ayaa haatan caalamka waxaa ka taagan dhibaatooyin amni darro oo la garan la&#8217; yahay ujeedooyinka laga leeyahay.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28542\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib dhacdadii xalay magaalada Nice ee dalkaasi Faransiiska gaari lagu dilay dad gaaraya ugu yaraan 80 qof ayaa madaxweynaha dalkaa uu amar ku bixiyay in xaalad dagdag ah oo dalkaa saaran 3 bilood oo dheeraad ah lasii kordhiyo. Madaxweyne Francois Hollande ayaa go&#8217;aankaa qaatay kadib markii nin darawal ah uu gaarigiisa ku dilay dadkaa intaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29043,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29041","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29041"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29042,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29041\/revisions\/29042"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29043"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}