{"id":29035,"date":"2016-07-16T00:57:39","date_gmt":"2016-07-15T21:57:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29035"},"modified":"2016-07-16T01:01:21","modified_gmt":"2016-07-15T22:01:21","slug":"in-kabdan-80-ruux-oo-gaari-la-jiirsiiyey-dalka-faransiikayaaka-danbeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/in-kabdan-80-ruux-oo-gaari-la-jiirsiiyey-dalka-faransiikayaaka-danbeeyey\/","title":{"rendered":"In kabdan 80 ruux oo gaari la jiirsiiyey dalka faransiika\/yaaka danbeeyey?."},"content":{"rendered":"<p>Gaarigan ayaa mar kaliya la arkay isaga oo dhax socda dad ku jiray dabaal daga Maalinta Bastille oo looga dabaal-dagayay magaalada Nice ee koonfurta dalkaasi Faransiiska.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in ka hor inta uusan gaariga soo dhaxmarin goobta la maqlay rasaas dhaceysa, laakiin dadka ka badan 80 ruux ee dhintay ayaa la leeyahay intooda badan waxaa dul maray gaariga xumuulka oo xowli dheereeya ku socday.<\/p>\n<p>Mmadaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa sheegay in dalkiisa ay soo wajahday qatar ammni oo ay soo weerareen sidda uu hadalka u dhigay kooxo argagixiso ah.<\/p>\n<p>Warbaahinta Faransiiska ayaa sheegeeysa in warqado aqoonsi oo gaariga laga dhex hellay ay muujinayaan in darawalka uu ahaa Faransiis asal ahaan Tunisia ka soo jeeda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2016\/July\/20167156360413964093671622016715636041386880590134France_CRASH.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Dacwad oogaha Nice, Jean-Michel Pretre, ayaa sheegay in gaariga uu xawaaro dheer dadka ku dhexmarayay masaafo laba kilo mitir ah, ka hor inta aanay boolisku toogasho ku dilin darawalkii waday.<\/p>\n<p>Marka la eego sidda ay wax uga dhaceen magaalada Nice waxaa ay muujineysa in kooxaha wax weerara mar walba badalayaan habka ay wax u bartilmaameesadaan, madaama dhacdadan tahay mid ku cusub weerarada lagu tuhmo kooxaha argagixisada.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, dadka qaar ayaa qaba in arimahan oo dhan ka dhalanayaan caburin ciidammada dalkaasi ay ku hayaan dadka asal ka ahaan ka soo jeedda dunida muslimka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28542\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaarigan ayaa mar kaliya la arkay isaga oo dhax socda dad ku jiray dabaal daga Maalinta Bastille oo looga dabaal-dagayay magaalada Nice ee koonfurta dalkaasi Faransiiska. Wararka qaar ayaa sheegaya in ka hor inta uusan gaariga soo dhaxmarin goobta la maqlay rasaas dhaceysa, laakiin dadka ka badan 80 ruux ee dhintay ayaa la leeyahay intooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":29037,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29035"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29036,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29035\/revisions\/29036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29037"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}