{"id":29009,"date":"2016-07-13T22:17:57","date_gmt":"2016-07-13T19:17:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29009"},"modified":"2016-07-13T22:37:12","modified_gmt":"2016-07-13T19:37:12","slug":"rw-hore-ee-dalka-ingiriiska-devid-cameron-oo-istiqaaladiisa-soo-qadimaya-kadib-markii-dalkaasi-ka-baxey-midawga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/rw-hore-ee-dalka-ingiriiska-devid-cameron-oo-istiqaaladiisa-soo-qadimaya-kadib-markii-dalkaasi-ka-baxey-midawga-yurub\/","title":{"rendered":"R\/W hore ee dalka Ingiriiska Devid Cameron oo istiqaaladiisa soo qadimaya kadib markii dalkaasi ka baxey midawga Yurub."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28638\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg\" alt=\"FB_IMG_1465347072037\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>R\/W hore ee dalka Ingriiska Devid Cameron ayaa maanta soo qadimaya istiqaaladiisa,kadib markii dadka dalkaasi u codeeyeen in ay ka baxaan Yurub intaada kale oo ay toban sano in ka badan ka mid ahaayeen,isagoo ka tegi doona xasuus,taariikhda u gashey xumaan iyo samaanba.<\/p>\n<p>Devid Cameron ayaa lagu eedeeyaa in uu ka danbeeyey dagaalkii lagu bur buriyey dalka Libiya meeshana looga saarey hugaankii dalkaasi oo uu hugaaminayey madaxweynihii hore ee dalkaasi Mucameral AL-qadafi iyo kuwo kale oo qarsoodi ahaan uga qeyb galey dalka Ingriisku,isagoo dhaliilo badan kala kulmayey mucaaradka siyaasadiisa kasoo horjeedey iyo qaar kamid ah shacabka dalkaasi.<\/p>\n<p>R\/w hore Devid Cameron qofka bedeli doona ayaa loo hushey haweeney lagu magacaabo Theresa Mey oo iyadu noqoneysa gabadhii labaad ee dalkaasi R\/W ka noqota iyadoo ay hore usoo noqotey r\/w dalkaasi haweeneydii lagu magacaabi jirey Margret Thatcher,waxa uuna Devid Cameron garawsadey in uu is casilo meeshana uu u banneeyo dad cusub oo la jaan qaadi kara siyaasada cusub ee dalkaasi go&#8217;aansadey waana la ogaan doonaa halka iyo wadada ay u jeexdo Theresa Mey dalka Ingriiska,waxaana horyaal siyaasado adag oo ka dhaxeeya Ingriiska iyo Yurub inteeda kale.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/W hore ee dalka Ingriiska Devid Cameron ayaa maanta soo qadimaya istiqaaladiisa,kadib markii dadka dalkaasi u codeeyeen in ay ka baxaan Yurub intaada kale oo ay toban sano in ka badan ka mid ahaayeen,isagoo ka tegi doona xasuus,taariikhda u gashey xumaan iyo samaanba. Devid Cameron ayaa lagu eedeeyaa in uu ka danbeeyey dagaalkii lagu bur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":22090,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29009","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29009"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29013,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29009\/revisions\/29013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22090"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}