{"id":29005,"date":"2016-07-13T21:23:52","date_gmt":"2016-07-13T18:23:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29005"},"modified":"2016-07-13T21:27:30","modified_gmt":"2016-07-13T18:27:30","slug":"hugaamiyaha-dagaalyahanada-al-shabaab-oo-markii-u-horeysey-cajalad-maqal-iyo-muuqaal-ah-soo-bandhigey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/hugaamiyaha-dagaalyahanada-al-shabaab-oo-markii-u-horeysey-cajalad-maqal-iyo-muuqaal-ah-soo-bandhigey\/","title":{"rendered":"Hugaamiyaha dagaalyahanada Al-shabaab oo markii u horeysey cajalad maqal iyo muuqaal ah soo bandhigey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28638\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg\" alt=\"FB_IMG_1465347072037\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>Hugaamiyaha dagaalyahanada Al-shabaab oo lagu magacaabo Axmed Diiriye,gudaha alshabaabna looga yaqaano Abuu cumar Cubeyda ayaa markii ugu horeysey soo bandhigey cajalad muuqaal ah,isagoo ka hadley arrimo badan oo xaalada soomaaliya la xiriira isagoo soo hadal qaadey madax banaanida dalka iyo waxa ay aamin sanyihiin.<\/p>\n<p>Shekh Abu Cumar Cubeyda ayaa tilmaamey in kuwa lagu sheego Beesha caalamka in ay Soomaaliya khiyaameen ayna ku qabsadeen soomaaliya ciidamo Afrikaan ah kuwaasoo dadka soomaaliyeed kula dhaqma wax ka baxsan bini&#8217;aadannimada sida xasuuq iyo kufsi isagoo shacabka soomaaliyeed ugu baaqey in ay iska dulqaadaan heeryada gumeystaha soomaaliya ku habsadey.<\/p>\n<p>Ciidamada Amisom ayuu ku eedeeyey in ay dadka rayidka ah laayaan,faraxumeynna kula kacaan dumarka sharafta badan ee allaah nagu maneystey,sidoo kale Shekh Abu Cumar Cubeyda ayaa TURKIGA dhaleeceyn ay ku jirto tuugnimo dusha uga tuurey,isagoo sheegey in Turkigu ay boobayaan kheyraadka dalka soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntiina waxa uu ka hadley nidaamka Federalka dalka laga hirgelinayo kaas oo uu ku tilmaamey khiyaano aan la qaadaneyn waligeed inta qof soomaali ah naftu ku jirto,waana markii ugu horeysey ee sheekhu dadka la hadlo tan iyo intii xilka hugaaminta Al-shabaab loo dhiibey sanadkii 2014kii kadib markii duqeyn xaga cirka ah lagu diley hugaamiyihii isaga ka horeeyey oo lagu magacaabi jirey Abuu Zubeyr,magaciisa dhabta ahna loo yiqiin Axmed Godane.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hugaamiyaha dagaalyahanada Al-shabaab oo lagu magacaabo Axmed Diiriye,gudaha alshabaabna looga yaqaano Abuu cumar Cubeyda ayaa markii ugu horeysey soo bandhigey cajalad muuqaal ah,isagoo ka hadley arrimo badan oo xaalada soomaaliya la xiriira isagoo soo hadal qaadey madax banaanida dalka iyo waxa ay aamin sanyihiin. Shekh Abu Cumar Cubeyda ayaa tilmaamey in kuwa lagu sheego Beesha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28020,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29005","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29005","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29005"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29005\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29008,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29005\/revisions\/29008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28020"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29005"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29005"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29005"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}