{"id":29003,"date":"2016-07-12T22:44:29","date_gmt":"2016-07-12T19:44:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=29003"},"modified":"2016-07-13T05:36:58","modified_gmt":"2016-07-13T02:36:58","slug":"wafdi-ka-socda-urur-goboleedka-igad-oo-bweyne-gaarey-kulana-la-qaatey-odayaasha-dhaqanka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/wafdi-ka-socda-urur-goboleedka-igad-oo-bweyne-gaarey-kulana-la-qaatey-odayaasha-dhaqanka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo B\/weyne gaarey kulana la qaatey odayaasha dhaqanka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28638\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg\" alt=\"FB_IMG_1465347072037\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>Wafdigan ka socda urur goboleedka Igad ayaa maanta gaarey magaalada B\/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyadoo la filayo in ay odayaasha dhaqanka kala hadlaan arrimaha maamul u sameynta gobolada hiiraan iyo sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Wafdigan oo uu horkacayo danjire Maxamed Cabdi Afey iyo gen. gabre ayaa hore waxey odayaasha dhaqanka ugu sheegeen in arrinta maamul u sameynta labada gobol iyaga gacanta laga geliyey ayna u madax banaanyihiin,waxaana lagu soo waramayaa in kulankaasi ay maanta yeesheen labada dhinac uu natiijo la&#8217;aan kusoo dhamaadey.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in urur goboleedka Igad madaxda ka socotey ay la tageen faragelin xagga maamul goboleedka loo sameyn doono labada gobol,faragelintaas oo aan la ogeyn waxa ay tahey,waxeyse u muuqataa in leysku mari waayey waxyaabihii hore loogu kala duwanaa dawladda federalka iyo odayaasha dhaqanka gobolka hiiraan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdigan ka socda urur goboleedka Igad ayaa maanta gaarey magaalada B\/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyadoo la filayo in ay odayaasha dhaqanka kala hadlaan arrimaha maamul u sameynta gobolada hiiraan iyo sh\/dhexe. Wafdigan oo uu horkacayo danjire Maxamed Cabdi Afey iyo gen. gabre ayaa hore waxey odayaasha dhaqanka ugu sheegeen in arrinta maamul u sameynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27311,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-29003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29004,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29003\/revisions\/29004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}