{"id":28998,"date":"2016-07-12T22:01:29","date_gmt":"2016-07-12T19:01:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28998"},"modified":"2016-07-12T22:11:30","modified_gmt":"2016-07-12T19:11:30","slug":"midawga-africa-wafdi-ka-socda-oo-muqdisho-soo-gaarey-iyagoo-qiimeyn-ku-sameyn-doona-doorashada-2016ka-dalka-ka-dhici-doonta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/midawga-africa-wafdi-ka-socda-oo-muqdisho-soo-gaarey-iyagoo-qiimeyn-ku-sameyn-doona-doorashada-2016ka-dalka-ka-dhici-doonta\/","title":{"rendered":"Midawga Africa wafdi ka socda oo Muqdisho soo gaarey iyagoo maanta la kulmey Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28638\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg\" alt=\"FB_IMG_1465347072037\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>Wafdigan ka socda dawladaha midawga africa oo shaley gelinkii danbe muqdisho soo gaarey ayaa waxey qiimeyn ku sameyn doonaan sida ay u arkaan qeybaha bulshadu doorarashada dadban ee soomaaliya ka dhici doonta sanadkan daba yaaqadiisa,iyadoo lagu kala aragti duwanyahey.<\/p>\n<p>Socdaalka wufuudan oo uu hugaaminayo Olabisi Dare,waxey ka kooban yihiin afar ruux,waxeyna warbaahinta u sheegeen in ay la kulmi doonaan Amisom,Unsom,iyo qeybaha bulshada soomaalida ayuu yiri madaxa wafdigan xamar dhawaan soo gaarey,waxaaney isla maantaba la kulmeen xubno ka socdey Isbaheysiga xisbiyada siyaasadda Soomaaliya,iyagoo ka wada hadley aragtidooda doorashada dadban ee 2016ka la filayo in ay dalka ka dhacdo.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeyseysey ee wafdi nuucan oo kale ahi Muqdisho soo gaaro tan iyo intii la hadal hayey doorashada qaloocan ee soomaaliya ka dhici doonta,waxeyna u sheegeen qeybihii ay maanta la kulmeen in ay gacan ka geysan doonaan fududeynta doorashada dalka soomaaliya ka dhaceysa dabayaaqada sanadkan 2016ka insha allaah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdigan ka socda dawladaha midawga africa oo shaley gelinkii danbe muqdisho soo gaarey ayaa waxey qiimeyn ku sameyn doonaan sida ay u arkaan qeybaha bulshadu doorarashada dadban ee soomaaliya ka dhici doonta sanadkan daba yaaqadiisa,iyadoo lagu kala aragti duwanyahey. Socdaalka wufuudan oo uu hugaaminayo Olabisi Dare,waxey ka kooban yihiin afar ruux,waxeyna warbaahinta u sheegeen in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28027,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28998"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29002,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28998\/revisions\/29002"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28027"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}