{"id":28989,"date":"2016-07-11T23:32:01","date_gmt":"2016-07-11T20:32:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28989"},"modified":"2016-07-11T23:35:47","modified_gmt":"2016-07-11T20:35:47","slug":"ciidamada-amisom-oo-iga-baxey-goobo-ka-tirsan-gobolka-shabeelada-hoose-iyo-al-shabaaboo-la-wareegey-marka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/ciidamada-amisom-oo-iga-baxey-goobo-ka-tirsan-gobolka-shabeelada-hoose-iyo-al-shabaaboo-la-wareegey-marka\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amisom oo isaga baxey goobo ka tirsan gobolka shabeelada hoose iyo AL-shabaaboo la wareegey Marka."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Amisom ayaa lagu soo waramayaa in ay isaga baxeen goobo ka tirsan gobolka shabeelada hoose,iyadoon la ogeyn sababta keentey ka bixitaankooda ayaa hadana la soo sheegayaa in dagaayahanada Al-shabaab ay la wareegeen deegaano ka tirsan gobolka sh\/hoose oo ay ka mid tahey magaalo madaxdii gobolkaas ee MARKA.<\/p>\n<p>Ciidamada Amisom ee hawlgalka gudaha soomaaliya ayaa mar kasta sameeya sidaan oo kale kuna wareejiya goobo ay gacanta ku hayeen Dagaal yahanada Al-shabaab iyadoon wax dagaal ahi dhicin,taasoo u muuqata in ay jirto xog ay wadaagaan ciidamada Amisom iyo mucaaradaka hubeysan ee dagaalyahanada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ma jiro faah faahin kasoo baxdey hugaanka hawlka Amisom ee ku sugan gudaha Soomaaliya,waxeyna tan oo kale dhacdaa marka ay is qabtaan madaxda dawlada FD ama beesha caalamka ee qeybta ka ah taakuleynta ciidamada Amisom,iyagoo muujinaya difaaca iyo hawlaha ay soomaaliya ka hayaan,halka dawladaha Midawga Afrika ee ay ciidamadaasi ka kala socdaana ay mar walba sheegaan in lasoo af jarayo hawlgalka ciidamada Amisom ay ka hayaan gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dad badan oo siyaasada odorasa ayaa ku micneeya joogitaanka ciidamada midawga afrika ee gudaha soomaaliya mid aan waxba soo kordhineyn balse ah mashruuc si gaar ah dhaqaale dunida looga raadsado,isla markaasna aaney dooneyn in dagaalka Soomaaliya dhamaado,waxaana daliil u ah ficilada ay mar walba sameynayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Amisom ayaa lagu soo waramayaa in ay isaga baxeen goobo ka tirsan gobolka shabeelada hoose,iyadoon la ogeyn sababta keentey ka bixitaankooda ayaa hadana la soo sheegayaa in dagaayahanada Al-shabaab ay la wareegeen deegaano ka tirsan gobolka sh\/hoose oo ay ka mid tahey magaalo madaxdii gobolkaas ee MARKA. Ciidamada Amisom ee hawlgalka gudaha soomaaliya ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-28989","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28989"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28991,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28989\/revisions\/28991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}