{"id":28973,"date":"2016-07-05T01:13:59","date_gmt":"2016-07-04T22:13:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28973"},"modified":"2016-07-05T01:26:07","modified_gmt":"2016-07-04T22:26:07","slug":"madaxweyne-xasan-oo-haleelay-shaqsi-aqoon-u-leh-arimaha-doorashada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/madaxweyne-xasan-oo-haleelay-shaqsi-aqoon-u-leh-arimaha-doorashada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan oo Haleelay Shaqsi Aqoon U Leh Arimaha Doorashada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Mudane Saciid Jaamac Qorsheel oo Ka mid ah Gudigii Dhawaan uu Magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ka Hadlay Arimo Badan<br \/>\nUgu Horeyn ayaa Mudanaha Waxaa uu Soo dhaweeyey Magacaabistii Madaxweynaha Soomaaliya uu Ku Magacaabay Xubin Ka mid ah Gudiga Doorashooyinka Dalka ee 2016ka<br \/>\nMudane Saciid Jaamac ayaa sheegay in uu Ku Faraxsan yahay Magacaabista Madaxweynaha Soomaaliya Wuxuuna sheegay in Arimaha Doorahooynka uu u leeyahay Xirfad Gaar ah isagoo Tilmaamay in uu ka shaqeeyey Doorahooyinkii Hore ee Sannadkii 2012ka  islamarkaana Aqoon Badan uu u leeyahay<br \/>\nQorsheel ayaa ah Shaqsi Sumcad weyn ku dhex leh Bulshada Soomaaliyeed isagoona Siyaasiinta Soomaaliyeed ay ku amaanaan Howlihii Qaran ee Dalka ka soo Qabtay iyo Waxqabadkii intii uu ahaa Wasiirka uu ka ahaa wasaaradii Duulistii Hawada oo Waxqabadkiisii lagu Xusi Karo in Muddo 20sano ah Ka dib Soomaaliya ay hawadeyda Maamulato iyadoo si Gaar ah shacabka ay ugu Xusuusan doonaan Wiilkii Taliyihii Booliska ee ugu horeeyey ee Soomaaliya Mudane Jaamac Qorsheel<br \/>\nSaciid Qorsheel ayaa Ka mid ah Siyaasiin Fara Ku Tiris ah oo Lagu Tilmaamo in ay Yihiin Kuwo Wadani islamarkaana Daacad u ah Dalka in ay Wax u Qabtaan<br \/>\nMudane Qorsheel ayaa iska Casilay Xilkii uu hayeye ee ahaa Gudoomiyaha Axsaabta Siyaasada Wuxuuna sheegay in Labo Shaar aanan la qaadan Karin islamarkaana uu qaatay Shaarka Qaranka wuxuuna Tilmaamay in Qaran Wax u qabad badan uu rabo Xilkaasna uu ku wareejiyey Cali Maxamed Nuux Tima Jilic oo ah Gudoomiyaha Ku Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamuuriga<br \/>\nMudane Qorsheel ayaa ah shaqsiWadani islamarkaana Furfuran jecelna in Bulshadiisa Soomaaliyeed uu la qeybsado isagoona Dalka Dibadiisa ugu Yimid Sidii Shacabka ula Wadaagi lahaa Marxada Dadkiisa ay Ku Sugan Yihiin<br \/>\nSaciid Jaamac ayaa Lagu Tiriyaa Shaqsiyaad Siyaasiinta ah ee Dhaxalka u wata Wadaninimada Maadaama uu Ka dhaxlay Aabihii oo Jaamac Qorsheel oo si weyn ugu Qeybqaatay Halkii dheeraa ee Lagu Xureeyey Dalka islamarkaana 1958 Noqday Taliyhii Booliska Soomaaliya<br \/>\n Halkaan Ka Dhageyso Saciid Jaamac Qorsheel<br \/>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-28973-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Saciid-Jaamac-Qoorsheel-.mp3?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Saciid-Jaamac-Qoorsheel-.mp3\">https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Saciid-Jaamac-Qoorsheel-.mp3<\/a><\/audio><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane Saciid Jaamac Qorsheel oo Ka mid ah Gudigii Dhawaan uu Magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ka Hadlay Arimo Badan Ugu Horeyn ayaa Mudanaha Waxaa uu Soo dhaweeyey Magacaabistii Madaxweynaha Soomaaliya uu Ku Magacaabay Xubin Ka mid ah Gudiga Doorashooyinka Dalka ee 2016ka Mudane Saciid Jaamac ayaa sheegay in uu Ku Faraxsan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28851,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-28973","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28973"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28977,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28973\/revisions\/28977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28851"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}