{"id":28971,"date":"2016-07-05T00:50:59","date_gmt":"2016-07-04T21:50:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28971"},"modified":"2016-07-05T00:50:59","modified_gmt":"2016-07-04T21:50:59","slug":"ciidanka-itoobiya-oo-ka-baneeyey-fariisimo-ay-ku-leeyhiin-gbakooll","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/ciidanka-itoobiya-oo-ka-baneeyey-fariisimo-ay-ku-leeyhiin-gbakooll\/","title":{"rendered":"Ciidanka Itoobiya oo Ka Baneeyey Fariisimo ay Ku Leeyhiin G\/Bakooll"},"content":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Bakool, ciidamada Ururka Al Shabaab ayaa qabsaday deegaanka Buur dhuxule oo ka tirsan Gobolkaasi.<\/p>\n<p>Dib u qabsashada Shabaab ee deegaanka Buur dhuxule, ayaa timid kadib markii ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federalka Somaliya ay isaga baxeen deegaankaasi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool, ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in ciidamada Shabaabka ay qabsadeen deegaankaasi, balse ma uusan bixin faah-faahin badan oo ku aadan qaabka Shabaabka ay ula wareegeen deegaankaasi.<\/p>\n<p>Buur dhuxule ayaa qiyaastii 30-KM u jirta Degmada Waajid ee Gobolka Bakool, halkaasi oo ay joogaan ciidamada Dowladda Somaliya iyo kuwa Amisom.<\/p>\n<p>Ilaa hada lama oga sababta rasmiga ah ee ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda ay uga baxeen deegaanka Buur dhuxule oo ka tirsan Gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Ciidamada Itoobiya ayaa muddooyinkaan dambe waxa ay ka baxayeen deegaano ka tirsan Gobolada Baay iyo Bakool, lamana oga sababta rasmiga ah ee arintaasi ka dambeysa.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa sheegtay inay ku sugan yihiin deegaanka oo ay xaqiijiyeen ammaanka, waxaana ay sheegeen shacabka inay si wanaagsan ugu soo dhaweeyeen ciidamada Shabaabka ee deegaankaasi dib u qabsaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Bakool, ciidamada Ururka Al Shabaab ayaa qabsaday deegaanka Buur dhuxule oo ka tirsan Gobolkaasi. Dib u qabsashada Shabaab ee deegaanka Buur dhuxule, ayaa timid kadib markii ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federalka Somaliya ay isaga baxeen deegaankaasi. Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool, ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28371,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-28971","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28971","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28971"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28971\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28972,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28971\/revisions\/28972"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28371"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28971"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28971"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28971"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}