{"id":28965,"date":"2016-07-05T00:31:58","date_gmt":"2016-07-04T21:31:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28965"},"modified":"2016-07-05T00:39:40","modified_gmt":"2016-07-04T21:39:40","slug":"alshabab-oo-odiyaal-ku-gowracay-deegan-ka-tirsan-galgduud-aqriso-magacyada-odiyaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/07\/alshabab-oo-odiyaal-ku-gowracay-deegan-ka-tirsan-galgduud-aqriso-magacyada-odiyaasha\/","title":{"rendered":"Alshabab oo Odiyaal Ku Gowracay Deegan Ka Tirsan Galgduud Aqriso Magacyada Odiyaasha"},"content":{"rendered":"<p>Wararka aan Ka Helyno Deegaan Ceel Hareeri ee Gobolka Galguud ayaa sheegaya in Odiyaal Lagu Gowracay Deegaankaasi<br \/>\nWararka ayaa intaas ku daraya in illaa 3 Oday dhaqameed lagu gowracay deegaanka Ceelhareeri ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Halka Odayaal kale oo illaa 5 xubnood gaarayay laga qafaashay isla deegaankaasi Ceelhareeri.<\/p>\n<p>\u201c Odayaasha la gowracay Mid waxaa la yiraa Xasan Maxamed Cali , wadaad iska waayeel ah buu ahaa, oo xamar laga keenay ee Eerno looga soo qalay, Mid Cabdisalaan ayaa la yiraa oo hareeri ku Magac dheeraa , kan 3aad Magaciisa ma Xasuusto waa isla deegaanka isaguna\u201d sidaas waxaa yiri qof deegaanka ah oo Shabelle qadka Taleefanka ugu warramay.<\/p>\n<p>Muddooyinkii dambe waxaa Xiisado kacsanaan ah ay ka taagneed deegaanno iyo degmooyin hoostaga Gobolka  Galgaduud , una dhexeysay Ciidamada dowladda Federaalka oo garab milatari ka helaya Ciidanka Ethiopia iyo weliba Xarakada Al Shabaab<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aan Ka Helyno Deegaan Ceel Hareeri ee Gobolka Galguud ayaa sheegaya in Odiyaal Lagu Gowracay Deegaankaasi Wararka ayaa intaas ku daraya in illaa 3 Oday dhaqameed lagu gowracay deegaanka Ceelhareeri ee Gobolka Galgaduud. Halka Odayaal kale oo illaa 5 xubnood gaarayay laga qafaashay isla deegaankaasi Ceelhareeri. \u201c Odayaasha la gowracay Mid waxaa la yiraa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28970,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-28965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28965"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28969,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28965\/revisions\/28969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}