{"id":2896,"date":"2011-09-02T12:00:28","date_gmt":"2011-09-02T12:00:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2896"},"modified":"2011-09-02T12:00:28","modified_gmt":"2011-09-02T12:00:28","slug":"shabakadda-wararka-warsom-com-oo-dhawaan-baahin-doonta-taariikh-nololeedka-saxafiyiinta-ugu-caansan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/shabakadda-wararka-warsom-com-oo-dhawaan-baahin-doonta-taariikh-nololeedka-saxafiyiinta-ugu-caansan-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shabakadda Wararka Warsom.com Oo Dhawaan Baahin Doonta Taariikh Nololeedka Saxafiyiinta Ugu Caansan Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/War-Bixin-Muhiim-ah-Warsom21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2899\" title=\"War-Bixin-Muhiim-ah-Warsom2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/War-Bixin-Muhiim-ah-Warsom21-300x175.jpg\" alt=\"\" width=\"463\" height=\"252\" \/><\/a><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com )<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Maamulka Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Ayaa Shaacisay In ay Dhawaan baahin Doonto Taariikhda Saxafiyiinta Ugu Caansan Gudaha Magaalada Muqdisho Si Bulshada Caalamka Ula Socdaan Saxafi Waliba Halka Uu Hiigsanaya Tii Hore Tan Haatan Iyo Mida Mustaqbalka<\/p>\n<p><strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Haddaba saxafi waliba waxa aynu Ka Eegi Doonaa Qodobada Soo Socda<\/p>\n<p dir=\"ltr\">1) Taariikhdiisa Dhalasho<\/p>\n<p dir=\"ltr\">1) Tan waxbarasho<\/p>\n<p dir=\"ltr\">3) Halka Uu Saxaafadda ka soo Bartay<\/p>\n<p dir=\"ltr\">4) Xarunta Uu Ku Bilaaay Ilaa Iyo Mida uu haatan ka Shaqeeyo<\/p>\n<p dir=\"ltr\">5) Heerkiisa Aqoon Saxaafadeed<\/p>\n<p dir=\"ltr\">6) Markii Hore ma Garab Ayuu Ku Yimid Mise Aqoon<\/p>\n<p dir=\"ltr\">7) waa Sidee Dabeecadiisa Dhanaka tan Saaxiibadiisa Bahda saxaafadda Iyo tan Bulshada<\/p>\n<p dir=\"ltr\">9) Dhanka balwada Iyo Nuucyada uu Isticaalo<\/p>\n<p dir=\"ltr\">10) Wax Yaabaha Lagu Amaano uu U Qabtay Xilliga Shaqada<\/p>\n<p dir=\"ltr\">11) Dhaliilaha Uu Lee Yahay Dhan Waliba<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Iyo Kuwa Kale Oo Aan Idin Sii qarinayno oo Aad wada Xiiseyn Doontaan<\/p>\n<p><strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com )<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com ) Maamulka Shabakadda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Ayaa Shaacisay In ay Dhawaan baahin Doonto Taariikhda Saxafiyiinta Ugu Caansan Gudaha Magaalada Muqdisho Si Bulshada Caalamka Ula Socdaan Saxafi Waliba Halka Uu Hiigsanaya Tii Hore Tan Haatan Iyo Mida Mustaqbalka Haddaba saxafi waliba waxa aynu Ka Eegi Doonaa Qodobada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2896","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2896"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2900,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2896\/revisions\/2900"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}