{"id":28947,"date":"2016-06-30T22:49:20","date_gmt":"2016-06-30T19:49:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28947"},"modified":"2016-06-30T22:49:54","modified_gmt":"2016-06-30T19:49:54","slug":"u-diyaar-garawga-ciidda-soonfur-oo-muqdisho-laga-dareemayo-iyadoo-maalmihii-ugu-danbeeyey-uu-ramadaanku-marayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/u-diyaar-garawga-ciidda-soonfur-oo-muqdisho-laga-dareemayo-iyadoo-maalmihii-ugu-danbeeyey-uu-ramadaanku-marayo\/","title":{"rendered":"U diyaar garawga Ciidda soonfur oo muqdisho laga dareemayo iyadoo maalmihii ugu danbeeyey uu ramadaanku marayo."},"content":{"rendered":"<p>Dadka Muslimiinta ah ee reer Nairobi ayaa haatan isu diyaarinaaya maalinta ciida ah maadaama maalmihii ugu dambeeyay ee bisha barakeysan ee Ramadaan lagu jiro.<br \/>\nSoomaalida kunool xaafada Islii ee Nairobi ayaa waxay soo camireen suuqyada Islii gaar ahaan suuqa Garissa Lodge halkaas oo ay aad uga dukaamaysanayaan.<br \/>\nHarqaamada ayaa la&#8217; si ay u qabtaan dhammaan shaqooyinka dhar tolida ah ee dad weynuhu ay ka doonayaan.<br \/>\nWaxaa jira warar aanu soo xuuraansanay oo sheegaya in qiimaha dharku sare u kacay xaafada Islii gaar ahaan dharka carruurta iyo haweenka.<br \/>\nSidoo kale ayaa waxaa sare u kacay qiimaha kabaha. Si kastaba ha ahaatee, waxyaabaha haataan aad suuqa u leh intaa kuma koobnee waxaa kujira xalwada iyo buskudka oo aad loo isticmaalo maalinta iida ah.<br \/>\nWaxaa kaloo aad dadku ugadanayaan waxyaabaha laisku carfiyo sida baraafuunada iyo catarka oo maalinta iida ah loogu tala galay.<br \/>\nUgu dambeyn waxa dadka Muslimiinta ah aysan halmaami karayn ee ay aad u soo gadanayaan waa raashinka ay ugu tala galayaan zakatul fitriga ciidaan ah ciidul fitriga si ay ugaga farxiyaan dadka baahan iyo masaakiinta.<br \/>\nWarsom2011@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka Muslimiinta ah ee reer Nairobi ayaa haatan isu diyaarinaaya maalinta ciida ah maadaama maalmihii ugu dambeeyay ee bisha barakeysan ee Ramadaan lagu jiro. Soomaalida kunool xaafada Islii ee Nairobi ayaa waxay soo camireen suuqyada Islii gaar ahaan suuqa Garissa Lodge halkaas oo ay aad uga dukaamaysanayaan. Harqaamada ayaa la&#8217; si ay u qabtaan dhammaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28947","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28947"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28950,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28947\/revisions\/28950"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}