{"id":28942,"date":"2016-06-27T06:43:53","date_gmt":"2016-06-27T03:43:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28942"},"modified":"2016-06-27T06:44:13","modified_gmt":"2016-06-27T03:44:13","slug":"deeq-ka-timid-dalka-cumaan-oo-la-gaarsiiyey-dadka-danyarta-ah-ee-ku-nool-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/deeq-ka-timid-dalka-cumaan-oo-la-gaarsiiyey-dadka-danyarta-ah-ee-ku-nool-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Deeq ka timid dalka Cumaan oo la gaarsiiyey dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p> Deeqdan oo<br \/>\nka koobnayd, bur, Bariis iyo Saliid ayaa<br \/>\nla gudoonsiiyay qoysaska danyarta ah ee<br \/>\nku nool magaalada Kismaayo, ayadoo ay<br \/>\nka timid dowladda Cumaan.<\/p>\n<p>Boqollaal qoys oo dadka reer Kismaayo<br \/>\nah ayaa ka faa\u2019ideystan deeqda ka timid<br \/>\ndowladda Cumaan, ayadoo ay ka<br \/>\nqeeybinayeen masuuliyiinta rugta<br \/>\nganacsiga Jubaland ee JCCI.<\/p>\n<p>Sheekh Max\u2019ed oo ay dowladda Cumaan<br \/>\nusoo wakiilatay deeq qeybinta ayaa<br \/>\nsheegay in barnaamijkan uu qeyb ka<br \/>\nyahay mashruuc ay dowladda Cumaan<br \/>\ndooneeyso in ay ku afuriso dadka<br \/>\ndanyarta ah ee ku nool gobollada dalka<br \/>\nSoomaaliya.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo<br \/>\nwarshadaha Jubaland Shaafi Raabi<br \/>\nKaahin ayaa uga mahadceliyay<br \/>\ndowladda Cumaan deeqda ay soo<br \/>\ngaarsiisay dadka reer Kismaayo, isagoo<br \/>\nsheegay in ay kusoo beegantay xilli aad<br \/>\nloogu baahnaa.<\/p>\n<p>Wasiir kuxigeenka maaliyadda Jubaland<br \/>\nMudane Xirsi Jaamac Gaani oo goobtii<br \/>\nraashiinka lagu qeeybinayay ka hadlay<br \/>\nayaa dowladda Cumaan ku amaanay<br \/>\nsida ay had iyo jeer u garab taagantahay<br \/>\nshacabka Soomaaliyeed, isagoo sheegay<br \/>\nin deeqdan la gaarsiin doono qoysaska<br \/>\ndanyarta ah ee ku nool xaafadaha<br \/>\nmagaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Dowladda Cumaan ayaa kamid ah<br \/>\ndowladaha Carbeed ee marka la gaaro<br \/>\nbisha Barakeeysan ee Ramadaan<br \/>\ndeeqaha raashiinka ah soo gaarsiiyay<br \/>\nshacabka Soomaaliyeeed.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Deeqdan oo ka koobnayd, bur, Bariis iyo Saliid ayaa la gudoonsiiyay qoysaska danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo, ayadoo ay ka timid dowladda Cumaan. Boqollaal qoys oo dadka reer Kismaayo ah ayaa ka faa\u2019ideystan deeqda ka timid dowladda Cumaan, ayadoo ay ka qeeybinayeen masuuliyiinta rugta ganacsiga Jubaland ee JCCI. Sheekh Max\u2019ed oo ay dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28942","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28942","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28942"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28943,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28942\/revisions\/28943"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}