{"id":28937,"date":"2016-06-27T06:18:50","date_gmt":"2016-06-27T03:18:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28937"},"modified":"2016-06-27T06:19:07","modified_gmt":"2016-06-27T03:19:07","slug":"odayaasha-dhaqanka-beledweyne-oo-eedeyn-dusha-kaga-tuurey-mweyne-xasan-sheekh-maxamuud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/odayaasha-dhaqanka-beledweyne-oo-eedeyn-dusha-kaga-tuurey-mweyne-xasan-sheekh-maxamuud\/","title":{"rendered":"Odayaasha dhaqanka Beledweyne oo eedeyn dusha kaga tuurey M\/weyne Xasan Sheekh Maxamuud."},"content":{"rendered":"<p>Kaddib shir<br \/>\njaraa&#8217;id oo ay Maanta ku Qabteen<br \/>\nMagaalada Beledweyne ee Xarunta<br \/>\nGobolka Hiiraan odayaal iyo Waxgarad<br \/>\nkasoo jeeda Beesha Xawaadle, ayaa lagu<br \/>\needeeyay Madaxweynaha Soomaaliya<br \/>\nXasan Sheekh Maxamuud inuu fara-galin<br \/>\nku hayo dhaqanka Beesha.<\/p>\n<p>Odayaasha, Waxgaradka iyo Aqoon-<br \/>\nyahannadii ka hadlay Shirkan jaraa&#8217;id,<br \/>\nayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in<br \/>\nDowladda Federaalka Soomaaliya gaar<br \/>\nahaan madaxweyne Xassan Sheekh<br \/>\nMax&#8217;uud soo Fara-galiyo Dhaqanka Sida<br \/>\nay Hadalka u dhigen soo jireenka ah ee<br \/>\nBeesha, Kaddib markii Liiska 135 Oday-<br \/>\ndhaqameed ee soo xulaya baarlamaanka<br \/>\nlagu soo darray shaqsi sidda ay hadalka<br \/>\nu dhigeen lagu Tilmaamay inuu yahay<br \/>\nUgaaska Beesha, Arrintaas oo ay ku<br \/>\nTilmaameen waxba kama jiraan iyo<br \/>\nbeen Abuur meel ku dhac ku ah<br \/>\nMadaxweynaha iyo Guud ahaan<br \/>\nDowladda Federaalka, Madaama<br \/>\nUgaaska Rasmiga ah uu yahay Ugaas<br \/>\nXasan Ugaas Khaliif.<\/p>\n<p>Shirkan Jaraa&#8217;id, ayaa Sidoo kale &#8211;<br \/>\nWaxaa lagu qaadacay Go&#8217;aamada<br \/>\nMadasha Wada-tashiga Qaran ee<br \/>\nfadhigiisii ugu danbeeyay ka dhacay<br \/>\nmagaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Shirkan ayaa imanaya<br \/>\nkaddib markii qaar ka mid ah bogaga<br \/>\nInternet-ka lagu shaaciyay liiska 135<br \/>\nOday-dhaqameed oo la sheegay inay soo<br \/>\nxulayaan Xildhibaannada Baarlamaanka<br \/>\nCusub ee Somalia, Waxaana liiskaa ka<br \/>\nsoo dhax muuqday xubin ku<br \/>\nmagacaaban in uu yahay Ugaaska<br \/>\nbeesha.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib shir jaraa&#8217;id oo ay Maanta ku Qabteen Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan odayaal iyo Waxgarad kasoo jeeda Beesha Xawaadle, ayaa lagu eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu fara-galin ku hayo dhaqanka Beesha. Odayaasha, Waxgaradka iyo Aqoon- yahannadii ka hadlay Shirkan jaraa&#8217;id, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28937","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28937","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28937"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28938,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28937\/revisions\/28938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}