{"id":28931,"date":"2016-06-27T05:29:30","date_gmt":"2016-06-27T02:29:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28931"},"modified":"2016-06-27T05:29:46","modified_gmt":"2016-06-27T02:29:46","slug":"nairobi-isbaheysiga-amani-national-congres-oo-shir-balaaran-ku-yeeshey-magaalada-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/nairobi-isbaheysiga-amani-national-congres-oo-shir-balaaran-ku-yeeshey-magaalada-nairobi\/","title":{"rendered":"Nairobi; Isbaheysiga Amani National Congres oo shir balaaran ku yeeshey magaalada Nairobi."},"content":{"rendered":"<p>Xalay ayaa<br \/>\nshir si heer sare ah loo soo agaasimay<br \/>\nwaxaa magaalada Nairobi ku<br \/>\nqabtay isbahaysiga siyaasada ee Amani<br \/>\nNational Congress (ANC).<br \/>\nIsbahaysigaa ayaa waxaa hoggaamiya<br \/>\nMusalia Mudavadi oo ah siyaasi reer<br \/>\nKenya ah kana soo jeeda dhanka galbeed<br \/>\nee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Sidoo kale ayaa waxaa ku xigeen u ah<br \/>\nnin Soomaaliyeed oo kasoo jeeda<br \/>\ngobolka Waqooyi-bari ee Kenya, Cabdi<br \/>\nYare oo ah siyaasi muddo dheer ku soo<br \/>\njiray siyaada Kenya.<\/p>\n<p>Xisbigaa ayaa waxaa ay doonayaan<br \/>\nxubnihiisu inay la tartamaan<br \/>\nisbahaysiyada waaweyn ee dalka Kenya<br \/>\nka jira sida Jubilee iyo CORD gaar ahaan<br \/>\ndoorashada lagu wado inay dhacdo<br \/>\nsanadka soo socda ee 2017-ka.<\/p>\n<p>Sidoo kale ayaa waxaa haatan uu wadaa<br \/>\nisbahaysigaasi olole uu ku kasbanaayo<br \/>\ntaageereyaal badan oo ka soo jeeda<br \/>\ndhammaan daafaha dalka Kenya si uu<br \/>\nisugu dayo inuu ku guuleysto doorashada<br \/>\nKenya kadhici doonta sanadka fooda<br \/>\nnagu soo haya ee 2017.<\/p>\n<p>Xafladii xalay Nairobi ay ku qabteen<br \/>\nayaa waxaa masuuliyiinta isbahaysigaasi<br \/>\nkula kulmeen Muslimiinta Kenya gaar<br \/>\nahaan masuuliyiin badan oo kasoo jeeda<br \/>\ngobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari<br \/>\nKenya kuwaasoo lagu casuumay af fur<br \/>\nayadoo haatan lagu jiro bisha<br \/>\nbarakaysan ee Ramadaan.<\/p>\n<p>Waxaa goobtaa ka hadlay oo khudbado<br \/>\nka jeediyay siyaasiyiin badan oo ANC ka<br \/>\ntirsan gaar ahaan hoggaamiyeyaasha<br \/>\nANC.<\/p>\n<p>Ugu dambayn ayaa waxaa halkaa ka<br \/>\nhadlay isla markaana himilooyinkooda<br \/>\nsoo bandhigay Musalia Mudavadi iyo ku<br \/>\nxigeenkiisa Cabdi Yare ayagoo sameeyay<br \/>\nballan qaadyo badan oo kusaabsan<br \/>\nwaxyaabaha ay doonayaan inay dadka<br \/>\nreer Kenya u qabtaan hadii ay<br \/>\ndoorashada sanadka soo socda ay ku<br \/>\nguuleystaan gaar ahaan ummada<br \/>\nMuslimiinta ah ee reer Kenya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xalay ayaa shir si heer sare ah loo soo agaasimay waxaa magaalada Nairobi ku qabtay isbahaysiga siyaasada ee Amani National Congress (ANC). Isbahaysigaa ayaa waxaa hoggaamiya Musalia Mudavadi oo ah siyaasi reer Kenya ah kana soo jeeda dhanka galbeed ee dalka Kenya. Sidoo kale ayaa waxaa ku xigeen u ah nin Soomaaliyeed oo kasoo jeeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28931","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28931","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28931"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28932,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28931\/revisions\/28932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}