{"id":28926,"date":"2016-06-26T02:51:00","date_gmt":"2016-06-25T23:51:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28926"},"modified":"2016-06-26T02:51:22","modified_gmt":"2016-06-25T23:51:22","slug":"gobolka-sool-soomaaliya-oo-maanta-dagaalo-khasaare-nafeed-sababey-ka-dhaceen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/gobolka-sool-soomaaliya-oo-maanta-dagaalo-khasaare-nafeed-sababey-ka-dhaceen\/","title":{"rendered":"Gobolka Sool soomaaliya oo maanta dagaalo khasaare nafeed sababey ka dhaceen."},"content":{"rendered":"<p>Dagaallo<br \/>\nXooggan oo laba Beelood ku Dhex-maray<br \/>\nMaanta Dulleedka Tuulada Dhumay oo<br \/>\n40-km galbeed kaga aadan degmada<br \/>\nLaascaanood ee Xarunta Gobolka Sool,<br \/>\nayaa sababay dhimasho iyo dhaawac.<br \/>\nInta la og-yahay Lix ruux oo ka mid<br \/>\nahaa dhinacyadii dagaalladu u<br \/>\ndhexeeyeen ayaa ku dhintay, halka 16<br \/>\nqof oo kalena ay ku dhaawacmeen.<br \/>\nDagaalladan ayaa daba-socday dagaallo<br \/>\nhore oo deegaanno kala duwan ku<br \/>\ndhexmaray labadan beelood, iyadoo illaa<br \/>\nhadda xal loo la&#8217;yahay joojinta<br \/>\ndagaalladan.<\/p>\n<p>Ciidammo tiro badan, ayaa la geeyay<br \/>\ndeegaanno dhawr ah oo ay Beelahani<br \/>\nwada-degaan, kuwaasoo la sheegay inay<br \/>\nbaajiyeen isku dhacyo kale oo beelahaan<br \/>\nku dhexmara deegaannadaas.<br \/>\nSidoo kale, Dadka ku dhintay<br \/>\nColaaddaan ayaa gaadhaya 60 ruux iyo<br \/>\ndhawacyo intaas ka badan, mana<br \/>\nmuuqato nabad kasoo muuqata, iyadoo<br \/>\nDhawacyadii Maanta la soo Gaarsiiyay<br \/>\nIsbitaalka Laascaanood iyo kan hay&#8217;adda<br \/>\nManhal.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Dagaalladan ayaa<br \/>\nwalaac wayn ku haya bulshada Gobolka<br \/>\nSool, iyadoo ay dad badan qabaan in<br \/>\nDagaalladaan ay gacmo Siyaasadeed ku<br \/>\nmilan yihiin, Waxaana horay loogu Guul-<br \/>\ndarreystay isku-dayo Nabadeed oo lagu<br \/>\ndoonayay in Cooladahaan lagu Joojiiyo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaallo Xooggan oo laba Beelood ku Dhex-maray Maanta Dulleedka Tuulada Dhumay oo 40-km galbeed kaga aadan degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac. Inta la og-yahay Lix ruux oo ka mid ahaa dhinacyadii dagaalladu u dhexeeyeen ayaa ku dhintay, halka 16 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen. Dagaalladan ayaa daba-socday dagaallo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28926","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28926","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28926"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28928,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28926\/revisions\/28928"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}