{"id":28924,"date":"2016-06-26T01:13:05","date_gmt":"2016-06-25T22:13:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28924"},"modified":"2016-06-26T01:13:20","modified_gmt":"2016-06-25T22:13:20","slug":"khasaaraha-qaraxyadii-lagu-weerarey-hottel-naasa-hablood-oo-sii-badanaya-dhimasho-iyo-dhaawacba-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/khasaaraha-qaraxyadii-lagu-weerarey-hottel-naasa-hablood-oo-sii-badanaya-dhimasho-iyo-dhaawacba-2\/","title":{"rendered":"Khasaaraha Qaraxyadii lagu weerarey Hottel Naasa Hablood oo sii badanaya Dhimasho iyo dhaawacba."},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan<br \/>\n12-qof ayaa ku Geeriyooday tiro intaas<br \/>\nka badanna way ku dhaawacmeen,<br \/>\nQaraxyo Is-miidaamin ah iyo weerar<br \/>\ntoos ah oo lagu qaaday gellinkii dambe<br \/>\nee maanta Hoteelka Naasa Hamblood<br \/>\nOne ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Col. Cali Xasan oo ka tirsan saraakiisha<br \/>\nbooliiska Somalia ayaa Warbaahinta u<br \/>\nsheegay in Weerarkan uu ahaa mid<br \/>\nkhasaare dhaliyay, isla markaana weli<br \/>\nay xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada<br \/>\ndowladdu ku dagaalamayaan gudaha iyo<br \/>\ndaafaha Hoteelka.<\/p>\n<p>&#8220;Weerarradan oo isugu jiray Qaraxyo<br \/>\niyo kuwo toos ah waxaa ku geeriyooday<br \/>\nin ka badan 12-qof, tiro intaas ka<br \/>\nbadanna way ku Dhinteen,&#8221; ayuu<br \/>\nSarkaalku u sheegay Wrabaahinta<br \/>\nQaybaheeda kala duwan.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa sheegay mas&#8217;uuliyadda<br \/>\nweerarkan, iyagoo xusay inuu ahaa mid<br \/>\nqorsheysan, ayna xoogaggoodu ku jiraan<br \/>\ngudaha Hoteelka oo ay Askar ka tisran<br \/>\nciidamada dowladda Somalia kula<br \/>\ndagaalamayaan.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal, ayaa sheegay in<br \/>\nQaraxyada Hoteelka lala beegsaday ay<br \/>\naad u cuslaayeen, Waxaana goobtaas<br \/>\ndadka dhaawacyada ah ka qaaday<br \/>\nGaadiid Gurmadka deg-dega ah oo<br \/>\ngaarsiiyay Isbitaalka Caafimaadka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Lama oga Lhasa a raga<br \/>\nRamsig ah ee ka dhashay Weerarradaan<br \/>\noo ahaa kuwo Culus, iyadoo Qaraxyadan<br \/>\nay burbur xoog leh gaarsiiyeen inta<br \/>\nbadan dhismayaasha ku dhaw Hoteelka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 12-qof ayaa ku Geeriyooday tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen, Qaraxyo Is-miidaamin ah iyo weerar toos ah oo lagu qaaday gellinkii dambe ee maanta Hoteelka Naasa Hamblood One ee Magaalada Muqdisho. Col. Cali Xasan oo ka tirsan saraakiisha booliiska Somalia ayaa Warbaahinta u sheegay in Weerarkan uu ahaa mid khasaare dhaliyay, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28924","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28924","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28924"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28925,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28924\/revisions\/28925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}