{"id":2892,"date":"2011-09-02T11:55:30","date_gmt":"2011-09-02T11:55:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2892"},"modified":"2011-09-02T11:55:30","modified_gmt":"2011-09-02T11:55:30","slug":"dowladda-tfg-da-oo-amar-ku-bixisay-in-la-joojiyo-ganacsi-hubka-shariif-oo-u-socda-waddadii-uu-ku-dhacay-geesigii-soomaaliya-siyaad-barre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/dowladda-tfg-da-oo-amar-ku-bixisay-in-la-joojiyo-ganacsi-hubka-shariif-oo-u-socda-waddadii-uu-ku-dhacay-geesigii-soomaaliya-siyaad-barre\/","title":{"rendered":"Dowladda TFG-da Oo Amar Ku Bixisay In La Joojiyo Ganacsi Hubka ( Shariif Oo u Socda Waddadii Uu Ku Dhacay Geesigii Soomaaliya Siyaad Barre )"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/wasiir-jahweyn11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2894\" title=\"wasiir-jahweyn1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/wasiir-jahweyn11-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"420\" height=\"251\" \/><\/a><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com )<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Dowladda KMG Ee Soomaaliya ayaa Maanta Si Cad U Shaacisay In ay mamnuucday Ka Ganacsiga Hubka Gudaha Magaalada Muqdisho Ee caasimaga Dalka Soomaaliya<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Jahweyn Ayaa Saxaafadda Muqdisho U Sheegay In Xukuumada Soomaaliya ay Go&#8217;aamisay In La mamnuuco Ka ganacsiga Hubka Cidii Lagu Arkana Laga qaadi Doono Tallaabo Sharciyan ah<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Oraahda Wasiirka ayaa Waxa ay ka dambeysay ka Dib Markii Ciidamo ka Tirsan Dowladda Oo Uu Hogaainaya Taliyaha Qaybta Bartamaha ay Dagaal Culus Kula Galeen Wadda Gasho Suuqa Cirtoogta Ciidan Oo Cidna Ka Tirsan waa Dowladda Iyo Al Shabaabee isla Markaan Lagu Dhaawacay Taliye Cali Xirsi Barre Cali Gaab<\/p>\n<p dir=\"ltr\">Haddaba Qubaro Siyaasadeed Oo Warsom ay La Xiriirtay ayaa cadeeyey In Wadadda Uu Ku Socda madaxweyne Shariif ay Tahay Tii Uu Ku Dhacay Geesigii Soomaaliya jaalle Maxamed Siyaad Barre Allaha U Naxriistee Maadaama Madaxweyne Siyaadna Uu Isana Isku dayey In Uu Hakiyo Hub Si Qarsoodi Halkaasi Loogu Iibin Jiray<\/p>\n<p><strong><\/p>\n<p dir=\"ltr\">Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com )<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda wararka Soomaaliyeed Ee warsom.com ) Dowladda KMG Ee Soomaaliya ayaa Maanta Si Cad U Shaacisay In ay mamnuucday Ka Ganacsiga Hubka Gudaha Magaalada Muqdisho Ee caasimaga Dalka Soomaaliya Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Jahweyn Ayaa Saxaafadda Muqdisho U Sheegay In Xukuumada Soomaaliya ay Go&#8217;aamisay In La mamnuuco Ka ganacsiga Hubka Cidii Lagu Arkana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2892","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2895,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2892\/revisions\/2895"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}