{"id":28918,"date":"2016-06-26T00:47:46","date_gmt":"2016-06-25T21:47:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28918"},"modified":"2016-06-26T00:48:11","modified_gmt":"2016-06-25T21:48:11","slug":"mweynaha-maamul-goboleedka-jland-axmed-madoobe-oo-fariin-u-direy-maamulka-somali-land","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/mweynaha-maamul-goboleedka-jland-axmed-madoobe-oo-fariin-u-direy-maamulka-somali-land\/","title":{"rendered":"M\/weynaha maamul goboleedka J\/land Axmed Madoobe oo  fariin u direy maamulka Somali land."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweeynaha Jubaland oo maanta<br \/>\ndib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo<br \/>\nayaa hambalyo ku aadan 26-ka Juun oo<br \/>\nku beegan maalinta berito ah u diray<br \/>\nguud ahaan umadda Soomaaliyeed, gaar<br \/>\nahaan dadka degan gobollada waqooyi<br \/>\nee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Axmed Max&#8217;ed Islaam ayaa sheegay in<br \/>\n26-ka Juun ay ahayd maalintii calan<br \/>\nSoomaaliyeed laga taagay<br \/>\nJamhuuriyadda Soomaaliya, wuxuuna<br \/>\nugu baaqay shacabka reer Soomaaliland<br \/>\nin ay xusaan maalintan weyn.<\/p>\n<p>&#8220;Walaalaheen reer Waqooyi, qolyaha<br \/>\nreer Somaliland waxaan leeyahay,<br \/>\nbahasha maalmo danbe oo aan<br \/>\nsameeynay mecno inooma<br \/>\nsameeyneeysee teenii hore aan dib ugu<br \/>\nnoqonno, inagoo 60-kii joogno kasoo<br \/>\nqaadno, waayo waayo aan xusuusanno,<br \/>\nxalay dhalay aan ka dhigno, wixii<br \/>\ndhexda soo maray dhanna ha layska<br \/>\nilaabo,&#8221; ayuu hadalkiisii raaciyay.<\/p>\n<p>Waxa uu ku amaanay shacabka deer<br \/>\nSomaliland in ay kaalin ku lahaayeen<br \/>\nhalgankii gobanimadoonka Soomaaliya,<br \/>\nhadana la doono in ay iska ilaabaan wax<br \/>\nwalba oo hore u dhacay oo ay soo<br \/>\nnooleeyaan midnimadii Soomaaliweyn.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa dadaal ugu jirta sidii at<br \/>\nuga go&#8217;i lahayd Soomaaliya, walow ay<br \/>\nsoconayaan wadahadallo u dhexeeya<br \/>\nSoomaaliya iyo Somaliland, kuwaa oo ay<br \/>\ngarwadeen ka tahay dowladda Turkiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweeynaha Jubaland oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ayaa hambalyo ku aadan 26-ka Juun oo ku beegan maalinta berito ah u diray guud ahaan umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka degan gobollada waqooyi ee Soomaaliya. Axmed Max&#8217;ed Islaam ayaa sheegay in 26-ka Juun ay ahayd maalintii calan Soomaaliyeed laga taagay Jamhuuriyadda Soomaaliya, wuxuuna ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28918","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28918","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28918"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28919,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28918\/revisions\/28919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}