{"id":28907,"date":"2016-06-25T05:50:39","date_gmt":"2016-06-25T02:50:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28907"},"modified":"2016-06-25T05:53:53","modified_gmt":"2016-06-25T02:53:53","slug":"qaxootiga-xerada-dhadhaab-oo-celintiisa-la-qiyaasey-in-ay-ku-bixi-doonto-lacag-gaareysa-20-milyan-sh-kenya-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/qaxootiga-xerada-dhadhaab-oo-celintiisa-la-qiyaasey-in-ay-ku-bixi-doonto-lacag-gaareysa-20-milyan-sh-kenya-ah\/","title":{"rendered":"Qaxootiga Xerada Dhadhaab oo celintiisa la qiyaasey in ay ku bixi doonto lacag gaareysa 20 milyan SH kenya ah."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa la<br \/>\nqiyaasay inay celinta qaxootiga<br \/>\nSoomaalida ah ee kunool xeryaha<br \/>\nDhadhaab ee Kenya ay ku bixi doonto<br \/>\nlacag dhan Ksh20 bilyan.<br \/>\nWaxaa sidaa lagu sheegay warbixin uu<br \/>\nsoo saaray guddi farsamo oo arinkaa ku<br \/>\nsaabsan celinta qaxootigaa loo xil<br \/>\nsaaray.<\/p>\n<p>Qarashkaas waxaa kujira raritaanka<br \/>\nqaxootiga ama celinta iyo deeqo<br \/>\nlacageed oo qaxootiga lasiinayo taasoo<br \/>\ngacan qabsi ah iyo weliba u gaditaanka<br \/>\nalaabo aan cunno ahayn (NFIs).<\/p>\n<p>Dawlada Kenya ayaa durba u meel<br \/>\ndhigtay Ksh1b celinta qaxootigaa.<br \/>\nWarbixinta oo loo gudbiyay ama<br \/>\nguddigaasi u gudbiyay Wasaarada<br \/>\nAmuuraha Gudaha ee Kenya ayaa<br \/>\nmuujinaysa in inta badan qarashka la<br \/>\nfilaayo inuu ku baxo celinta qaxootigaa<br \/>\nDhadhaab looga fadhiyo QM.<\/p>\n<p>Warbixintaas oo ka kooban 23 bog ayaa<br \/>\nmuujinaysa in deegaanka ay wax u<br \/>\ndhimeen qaxootigaa oo gaaraya in ka<br \/>\nbadan 300 oo kun isla markaana ay<br \/>\ntahay in sida ugu dhaqso badan loo<br \/>\nceliyo.<\/p>\n<p>Ilaa iyo haatan waxaa dib Soomaaliya<br \/>\nugu noqday qaxooti dhan 14,000<br \/>\nqorshaha ay ku laabteen ayaana qeyb ka<br \/>\nah heshiis ay wada saxiixdeen UNHCR,<br \/>\nwaa hayada QM u qaabilsan qaxootiga,<br \/>\nKenya iyo Soomaaliya sanadkii 2013<br \/>\nkaasoo dhigaya inaan qaxootiga la<br \/>\nqasbin ee iskood ay u laabtaan.<\/p>\n<p>Qaxootiga Soomaalida ah ee Dhadhaab<br \/>\nayaa halkaa kunoolaa tan iyo horraantii<br \/>\nsagaashameeyadii markii ay dhacday<br \/>\ndawladii dhexe ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa la qiyaasay inay celinta qaxootiga Soomaalida ah ee kunool xeryaha Dhadhaab ee Kenya ay ku bixi doonto lacag dhan Ksh20 bilyan. Waxaa sidaa lagu sheegay warbixin uu soo saaray guddi farsamo oo arinkaa ku saabsan celinta qaxootigaa loo xil saaray. Qarashkaas waxaa kujira raritaanka qaxootiga ama celinta iyo deeqo lacageed oo qaxootiga lasiinayo taasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28487,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28907","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28907","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28907"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28907\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28908,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28907\/revisions\/28908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28907"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28907"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28907"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}