{"id":28902,"date":"2016-06-25T05:36:17","date_gmt":"2016-06-25T02:36:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28902"},"modified":"2016-06-25T05:41:25","modified_gmt":"2016-06-25T02:41:25","slug":"xarunta-wasaaradii-maaliyada-ay-muqdisho-ku-laheyd-oo-dayactir-baahsani-ka-socdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/xarunta-wasaaradii-maaliyada-ay-muqdisho-ku-laheyd-oo-dayactir-baahsani-ka-socdo\/","title":{"rendered":"Xarunta wasaaradii Maaliyada ay Muqdisho ku laheyd oo dayactir baahsani ka socdo."},"content":{"rendered":"<p>Xaruntii<br \/>\nWasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ay<br \/>\nku lahad Muqdisho, gaar ahaan<br \/>\nDegmada Shingaani ayaa lagu billaabay<br \/>\nin lagu sameeyo Dayac-tir, si ay<br \/>\nWasaaraddu ugu hawl-gasho muddo 25-<br \/>\nsano kaddib ah.<\/p>\n<p>Dhismaha Xarunta Wasaaradda, ayaa<br \/>\nmaraya meel Gaba-gabo ah, iyadoo la<br \/>\nfilayo in xarigga laga jaro bisha July ee<br \/>\nsoo socota. waxaana dhismahaan uu ka<br \/>\nkooban yahay 72-qol iyo dhawr hool<br \/>\nloogu talo-galay shirarka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasaarada Maaliyadda CFS<br \/>\nayaa Casriyeysay Nidaamka lagu<br \/>\nCanshuuro Nootaayooyinka illaa iyo<br \/>\niminkana, waxaa isticmaala nidaamkaan<br \/>\n53-nootaayo oo ka howl-gala Muqdisho.<\/p>\n<p>Nidaamkan cusub ayaa u Shaqeeya Qaab<br \/>\nOnline ah, waxaana arrinkan sababay<br \/>\nkor u kac dhaqaale iyo ka hor-tagga<br \/>\nmusuq-maasuqa. Nootaayooyinka ayaa<br \/>\nkala iibiya hantida ma guurtada ah iyo<br \/>\ntan guurta, waxaana dhamaan lacaga<br \/>\nwax lagu kala gato laga qaada canshuur.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Wasaaradda<br \/>\nMaaliyadda XFS &#8211; ayaa ku guulaysatay<br \/>\nhir-galinta nidaamka Maamulka<br \/>\nMaaliyadda Dalka, kaas oo hadda lagu<br \/>\nbaahiyey Maamul-goboleedyada,<br \/>\nArrinkaas oo kor u Qaadaysa Kalsoonida<br \/>\nDeeq-bixiyeyaasha Caalamka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaruntii Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ay ku lahad Muqdisho, gaar ahaan Degmada Shingaani ayaa lagu billaabay in lagu sameeyo Dayac-tir, si ay Wasaaraddu ugu hawl-gasho muddo 25- sano kaddib ah. Dhismaha Xarunta Wasaaradda, ayaa maraya meel Gaba-gabo ah, iyadoo la filayo in xarigga laga jaro bisha July ee soo socota. waxaana dhismahaan uu ka kooban yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28546,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28902","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28902","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28902"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28904,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28902\/revisions\/28904"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28546"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}