{"id":28896,"date":"2016-06-25T00:24:53","date_gmt":"2016-06-24T21:24:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28896"},"modified":"2016-06-25T00:28:29","modified_gmt":"2016-06-24T21:28:29","slug":"28896","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/28896\/","title":{"rendered":"Shirkii Baydhabo Ee Maanta La Filayay Inuu Ka Soo Boxo Go&#8217;aan Rasmi Ah Oo Lagu Kala Tagay."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhaba waxaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ka socday shir ay lahaayeen madaxda Madasha Qaranka ee Somalia.<\/p>\n<p>Goor dambe oo galabta aheyd ayaa la filayay inay soo saaraan war murtiyeed la xiriira faahfaahinta qodobada hore loogu heshiiyey ee qabashada doorashada hay\u2019adaha dawladda iyo madaxda qaranka ee bilaha Ogosto iyo Sebtember.<\/p>\n<p>Hase yeeshee goor dambe ayaa shirkaasi ay madaxdu ku kala tageen iyadoo aaney waxba ka soo bixin, inkastoo warbaahinta loo sheegay in berito ay go\u2019aamada rasmiga ah soo saari doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhaba waxaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ka socday shir ay lahaayeen madaxda Madasha Qaranka ee Somalia. Goor dambe oo galabta aheyd ayaa la filayay inay soo saaraan war murtiyeed la xiriira faahfaahinta qodobada hore loogu heshiiyey ee qabashada doorashada hay\u2019adaha dawladda iyo madaxda qaranka ee bilaha Ogosto iyo Sebtember. Hase yeeshee goor [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":27632,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-28896","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28896"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28900,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28896\/revisions\/28900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27632"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}