{"id":28890,"date":"2016-06-25T00:04:39","date_gmt":"2016-06-24T21:04:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28890"},"modified":"2016-06-25T00:30:30","modified_gmt":"2016-06-24T21:30:30","slug":"28890","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/28890\/","title":{"rendered":"David Cameron, Oo Shaaciyay Inuu Is Casilayo Bisha Oktoobar Kadib Markii Dadweynaha UK Ay U Codeeyeen Ka Bixitaanka Midowga Yurub."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar kadib markii dadweynaha UK ay u codeeyeen inay isaga baxayaan Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Mr Cameron ayaa go&#8217;aanka is casilaaddiisa waxa uu ka jeediyay aqalkiisa Downing Street hortiisa kadib markii lagu dhawaaqay natiijada aftidii shalay ka dhacday waddanka.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in uu isku dayi doono in markabku aanu liicin &#8211; laakiin toddobaadyada iyo bilaha soo socda in loo baahan yahay hoggaan cusub.<\/p>\n<p>Mr Cameron ayaa si weyn ugu ololeeyay in Britain ay ka sii mid ahaato Midowga Yurub, waxaana uu sheegay in uu ixtiraamayo go&#8217;aanka shacabka dalkiisa ee ay ku muujiyeen natiijada aftida.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa shaaciyay inuu is casilayo bisha Oktoobar kadib markii dadweynaha UK ay u codeeyeen inay isaga baxayaan Midowga Yurub. Mr Cameron ayaa go&#8217;aanka is casilaaddiisa waxa uu ka jeediyay aqalkiisa Downing Street hortiisa kadib markii lagu dhawaaqay natiijada aftidii shalay ka dhacday waddanka. Wuxuu sheegay in uu isku dayi doono [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28448,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-28890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28890"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28901,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28890\/revisions\/28901"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28448"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}