{"id":28876,"date":"2016-06-24T06:02:20","date_gmt":"2016-06-24T03:02:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28876"},"modified":"2016-06-24T06:05:08","modified_gmt":"2016-06-24T03:05:08","slug":"dhawr-qof-somaali-ganacsato-ah-oo-lagu-dhaawacey-kafrika-hantidoodiina-la-boobey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/dhawr-qof-somaali-ganacsato-ah-oo-lagu-dhaawacey-kafrika-hantidoodiina-la-boobey\/","title":{"rendered":"Dhawr qof Somaali ganacsato ah oo lagu dhaawacey K\/Afrika Hantidoodiina la boobey."},"content":{"rendered":"<p>Tan iyo<br \/>\ndarraad waxaa socday boob lagu hayo<br \/>\nhantida ajaaniibta ayna u dheer tahay in<br \/>\nnaftooda dadkaa loo weeraraayo dalka<br \/>\nKoofur Afrika.<\/p>\n<p>Soomaali ayaa qeyb ka ah dadka la<br \/>\ndhacaayo oo weeraraduna ay kusocdaan.<\/p>\n<p>Arintaa ayaa kasoo cusboonaatay<br \/>\nPretoria oo ah magaalo madaxda<br \/>\ndalkaasi Koofur Afrika gaar ahaan<br \/>\nmarkii darfo kawada tirsan xisbul<br \/>\nxaakimka Koofur Afrika ee ANC ay isku<br \/>\nmari waayeen qofka duqa magaalada<br \/>\nPretoria ka noqonaaya.<\/p>\n<p>Dukaamo ku dhow 100 ayaa ilaa haatan<br \/>\noo warbixintaan aan qoreyno la boobay.<br \/>\nIlaa 5 qof oo Soomaali ah ayaa<br \/>\ndhawaacan mid ka mid ahna uu aad u il<br \/>\ndaran yahay isla markaana miyir<br \/>\ndaboolmay.<\/p>\n<p>Soomaalida oo qaxooti ku ah dalka<br \/>\nKoofur Afrika ayaa in badan dalkaa dil,<br \/>\ndhaawac iyo dhac loo geysanaayay<br \/>\nsanado badan ayadoo in badan ay<br \/>\nnaftoodii kuwayeen kuwo badana ay ku<br \/>\nceyrtoobeen raadad xunxuna<br \/>\ndhibaatooyinkaa ay ku reebeen.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/tabaarak-Sax2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/tabaarak-Sax2-150x150.jpg\" alt=\"tabaarak Sax2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28520\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/tabaarak-Sax2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/tabaarak-Sax2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tan iyo darraad waxaa socday boob lagu hayo hantida ajaaniibta ayna u dheer tahay in naftooda dadkaa loo weeraraayo dalka Koofur Afrika. Soomaali ayaa qeyb ka ah dadka la dhacaayo oo weeraraduna ay kusocdaan. Arintaa ayaa kasoo cusboonaatay Pretoria oo ah magaalo madaxda dalkaasi Koofur Afrika gaar ahaan markii darfo kawada tirsan xisbul xaakimka Koofur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28650,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28876","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28876","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28876"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28877,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28876\/revisions\/28877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}