{"id":28872,"date":"2016-06-23T23:20:46","date_gmt":"2016-06-23T20:20:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28872"},"modified":"2016-06-24T06:10:00","modified_gmt":"2016-06-24T03:10:00","slug":"caruur-soomaaliyeed-oo-duqeyn-lagu-laayey-gobolka-gedomaxey-galabsadeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/caruur-soomaaliyeed-oo-duqeyn-lagu-laayey-gobolka-gedomaxey-galabsadeen\/","title":{"rendered":"Caruur Soomaaliyeed oo duqeyn lagu laayey gobolka Gedo\/maxey galabsadeen?."},"content":{"rendered":"<p>Shalay<br \/>\ngalinkii dambe ayaa diyaarado waxaa ay<br \/>\nduqeeyeen tuulo lagu magacaabo Ilaale<br \/>\noo kutaal gobolka Gedo gaar ahaan meel<br \/>\nu dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya<br \/>\nkala qeybiya.<\/p>\n<p>Tuulaadaa ayaa wararku waxay<br \/>\nsheegayaan inay u jirto xadka 15km<br \/>\nwaxayna hoos timaadaa Ceel-waaq<br \/>\nSoomaaliya.<\/p>\n<p>Afar carruur ah-3 wiil iyo gabar ayaa<br \/>\nlagu soo waramay inay halkaa ku<br \/>\ndhinteen kadib markii diyaaradahaasi la<br \/>\nheleen hubkii ay soo ridayeen.<br \/>\nGoobjoogeyaal ayaa warbaahinta<br \/>\ncaalamiga ah u sheegay in<br \/>\ndiyaaradahaasi laga leeyahay dalka<br \/>\nKenya.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, diyaaradahaa<br \/>\nayaa waxaa la sheegay inay<br \/>\nbeegsanayeen Al-shabaab. Waxaa sidoo<br \/>\nkale wararku sheegayaan in kasokow<br \/>\ncarruurtaa ay duqeynta ku dhinteen<br \/>\nxoolo badan gaar ahaan geel.<\/p>\n<p>Marar badan ayaa dad shacab ah lasoo<br \/>\ntebiyay inay ku waxyeeloobeen<br \/>\nduqeymaha diyaaradaha Kenya ay ka<br \/>\ngeystaan gudaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shalay galinkii dambe ayaa diyaarado waxaa ay duqeeyeen tuulo lagu magacaabo Ilaale oo kutaal gobolka Gedo gaar ahaan meel u dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya kala qeybiya. Tuulaadaa ayaa wararku waxay sheegayaan inay u jirto xadka 15km waxayna hoos timaadaa Ceel-waaq Soomaaliya. Afar carruur ah-3 wiil iyo gabar ayaa lagu soo waramay inay halkaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28668,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28872","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28872","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28872"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28872\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28873,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28872\/revisions\/28873"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28668"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28872"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28872"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28872"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}