{"id":2887,"date":"2011-09-01T15:11:38","date_gmt":"2011-09-01T15:11:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2887"},"modified":"2011-09-01T15:11:38","modified_gmt":"2011-09-01T15:11:38","slug":"muslimiinta-koonfur-afrik-oo-wajahay-khilaaf-ku-aadan-ciida-iyo-weriye-cqaadir-maxed-saney-oo-war-bixin-ka-diyaariyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/muslimiinta-koonfur-afrik-oo-wajahay-khilaaf-ku-aadan-ciida-iyo-weriye-cqaadir-maxed-saney-oo-war-bixin-ka-diyaariyey\/","title":{"rendered":"Muslimiinta Koonfur Afrik Oo Wajahay Khilaaf Ku Aadan Ciida Iyo Weriye C\/Qaadir Max&#8217;ed Saney Oo War Bixin Ka Diyaariyey"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/fff1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2889\" title=\"fff\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/fff1-224x300.jpg\" alt=\"\" width=\"311\" height=\"366\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom )<\/p>\n<p>Waa Sanad La yaab Leh Waa Curasho Bisha Shawaal waa Khilaaf Ka Dhex Jira Muslimiinta Waa Ciid In Lagu Farxo U baahan laa Kiin Su&#8217;aashu waxa ay Tahay Maxaa Dhacay<\/p>\n<p>Sida Lawada Ogsoon yahay Inta Badan Muslimiinta Caalamka Waxa ay wada Ciidaan maalinka tallaada laakiin Kama Dhicin taas Dalka Koonfur Afrik gaar Ahaan Magaalada Cape Town<\/p>\n<p>Hormuudkii Shacab Koonfur Afrik ayaa Ku Kala Aragti Duwanaadeen Arinkaasi Iyadoo qaar Ka Mid ah dadkaasi ay Talo Ahaan Soo Jeediyeen In Ciida ay Tahay Arbaco halka qaar Kalena ay Ku Qayliyeen Ciid Waa Tallaado<\/p>\n<p>Si Kastaba Waxaa Si Wada Jir Loo Ciiday Arbaco taasoo La Oran Karo waxa ay Kala Mid Tahay magaalo Ka Tirsan Soomaaliya Oo aan tallaada Laga Ciidan<\/p>\n<p>Haddaba haddii aad is Weydiiso Magaaladaasi Anaa Kuu Sharxaya Ee Iga Hano Waa Magaalada Guuri Ceel E Gobolka gal gaduud oo ay gacanta Ku Hayaan Ururka Ahlu Sunna wal Jameeca<\/p>\n<p>Ugu Dambeyntii waxa Aan Ku Soo Gunaanadayaa Qoraalkeygaan Oraah Ah Khilaafka ma haboona Haddii Uuba diin Ku Qotoma<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom )<\/p>\n<p><\/strong>\u00a0<\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom ) Waa Sanad La yaab Leh Waa Curasho Bisha Shawaal waa Khilaaf Ka Dhex Jira Muslimiinta Waa Ciid In Lagu Farxo U baahan laa Kiin Su&#8217;aashu waxa ay Tahay Maxaa Dhacay Sida Lawada Ogsoon yahay Inta Badan Muslimiinta Caalamka Waxa ay wada Ciidaan maalinka tallaada laakiin Kama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2887","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2887"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2891,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2887\/revisions\/2891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}