{"id":28866,"date":"2016-06-23T02:34:43","date_gmt":"2016-06-22T23:34:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28866"},"modified":"2016-06-23T02:37:57","modified_gmt":"2016-06-22T23:37:57","slug":"wafdi-isugu-jira-wasiiro-iyo-dublamaasiyiin-igad-ka-socdey-oo-bweyne-gaarey-si-ay-wax-uga-bedelaan-fashilka-df","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/wafdi-isugu-jira-wasiiro-iyo-dublamaasiyiin-igad-ka-socdey-oo-bweyne-gaarey-si-ay-wax-uga-bedelaan-fashilka-df\/","title":{"rendered":"Wafdi isugu jira wasiiro iyo dublamaasiyiin IGAD ka socdey oo B\/weyne gaarey si ay wax uga bedelaan fashilka DF."},"content":{"rendered":"<p>Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya iyo safiirada dowladdaha Turkiga, Qadar, Jabuuti, iyo Yaman, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Xubnaha gollaha wasiirada ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirka ammniga xukuumada Soomaaliya  C\/risaaq Cumar Max&#8217;ed, Wasiirka arrimaha dibada C\/salaan Hadliye, wasiiru-dowlaha wasaarada arrimaha gudaha C\/rashiid Max&#8217;ed Xidig iyo xubno kale, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay mas&#8217;uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo.<\/p>\n<p>Ujeedada socdaalka wafdiga ayaa qeyb ka aheyd gargaarka loo fidinayo dadka dhibateysan ee sameynta ay ku yeellatay fatahaadii dhawaan ku dhufatay magaalada Beledweyne, iyaga oo mudadii koobneyd oo ay ku<br \/>\nsugnaayeen magaalada gargaar raashin ah u qeybiyay boqolaal dad danyar ah.<\/p>\n<p>Wasiirka ammniga, C\/risaaq Cumar Max&#8217;ed ayaa sheegay in dowladda federaalka intii ay awoodo gacan ka geysan doonto sididii loo caawin lahaa dadka danyarta ah ee Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ku dhaqan<br \/>\nmagaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya C\/salaan Cumar Hadliye ayaa dhinaciisa sheegay in dhibaatada jirta looga bixi karo oo kaliya in ay la is cafiyo, islamarkaana dadku isku gurmadaan.<\/p>\n<p>Safiiradii ka socday waddamada caalamka ee wafdiga qeybta ka ahaa ayaa gacantooda ugu qeybiyay boqolaal dad danyar ah raashin gargaar ah oo ay ugu talla-galeen.<\/p>\n<p>WARSOM2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg\" alt=\"FB_IMG_1465347072037\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28638\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya iyo safiirada dowladdaha Turkiga, Qadar, Jabuuti, iyo Yaman, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Xubnaha gollaha wasiirada ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirka ammniga xukuumada Soomaaliya C\/risaaq Cumar Max&#8217;ed, Wasiirka arrimaha dibada C\/salaan Hadliye, wasiiru-dowlaha wasaarada arrimaha gudaha C\/rashiid Max&#8217;ed Xidig iyo xubno kale, waxaana garoonka diyaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28113,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28866","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28866","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28866"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28866\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28867,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28866\/revisions\/28867"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28866"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28866"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28866"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}