{"id":28859,"date":"2016-06-22T23:40:16","date_gmt":"2016-06-22T20:40:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28859"},"modified":"2016-06-22T23:49:54","modified_gmt":"2016-06-22T20:49:54","slug":"mweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-baydhabo-u-tagey-ka-qeybgalka-shirka-madasha-qaranka-laguna-wado-in-uu-dhawaan-furmo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/mweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-baydhabo-u-tagey-ka-qeybgalka-shirka-madasha-qaranka-laguna-wado-in-uu-dhawaan-furmo\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo u tagey ka qeybgalka shirka madasha Qaranka laguna wado in uu dhawaan furmo."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Baydhabo oo lagu wado inuu maanta ka furmo Shirka wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka dalka ka dhacaya bisha Ogoosto ee sannadkan 2016-ka.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo maanta Baydhabo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe]; waxaana lagu wadaa inuu Shirkan furo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa waxaa garoonka diyaaradaha degmad aBaydhabo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha maamul-gobolkedka Koonfur-galbeed iyo Qaar ka mid ah mas&#8217;uuliyiinta maamluka Koonfur-galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhanka kale, waxaa la filayaa inay Baydhabo gaaraan isla maanta; Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug, C\/weli Maxamed Cali [Gaas] iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed, kuwaasoo ku biiri doona madaxdii halkaas kaga horreysay.<\/p>\n<p>Ammaanka Magaalada Baydhabo ayaa si aad ah loo adkeeyay; iyadoo lagu arkayo Jidadka Baydhabo ciidammo isugu jira Somali iyo Itoobiyaan ka tirsan kuwa AMISOM oo Sugaya Ammaanka Guud ee Magaaladaas.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, shirkan aya alagu wadaa in lagu dhameystiro go&#8217;aannadii ku aadanaa doorashada dalka ka dhacaysa Daba-yaaqada sannadkan, iyadoo lagu wado in go&#8217;aannada kasoo baxa shirkan kaddib loo dareero doorasho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/tabarak2341.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/tabarak2341-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28526\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/tabarak2341-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2015\/04\/tabarak2341-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa gaaray Baydhabo oo lagu wado inuu maanta ka furmo Shirka wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka dalka ka dhacaya bisha Ogoosto ee sannadkan 2016-ka. Waxaa kaloo maanta Baydhabo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe]; waxaana lagu wadaa inuu Shirkan furo Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28023,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28859","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28859","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28859"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28860,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28859\/revisions\/28860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}