{"id":28816,"date":"2016-06-20T23:32:54","date_gmt":"2016-06-20T20:32:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28816"},"modified":"2016-06-20T23:39:03","modified_gmt":"2016-06-20T20:39:03","slug":"askar-ka-kooban-ilaa-shan-oo-una-dhashey-dalka-kenya-lagu-diley-meel-u-dhaw-xadka-mandheera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/askar-ka-kooban-ilaa-shan-oo-una-dhashey-dalka-kenya-lagu-diley-meel-u-dhaw-xadka-mandheera\/","title":{"rendered":"Askar ka kooban ilaa shan oo una dhashey dalka Kenya lagu diley meel u dhaw xadka mandheera."},"content":{"rendered":"<p>Shan askari oo biliis ah oo ilaalinaayay bas usoo socday Nairobi ayaa waxaa dilay dabley jidka u gashay gaarigaa baska ah.<\/p>\n<p>Baska oo lagu magacaabo Desert Cruiser ayaa waxaa la sheegay inuu u soo socday Nairobi uuna ka soo baxay magaalada Mandheera ee gobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari.<\/p>\n<p>Gaariga ayaa dableydii ku dhufteen basuuke sida wararku ay nagu soo gaareen.<\/p>\n<p>Dhacdadaan ayaa waxay dhacday xalay mar baskaasi uu maraayay meel u dhow tuulada Kutulow (Kotulo) oo kutaal xaduuda labada degmo ee Mandheera iyo Wajeer kala qeybisa.<\/p>\n<p>Booliska Kenya ayaa sidoo kale sheegay in dabelydu ay gubeen gaarigaa baska ah.<\/p>\n<p>Rakaabkii baskaa saarnaa ayaa intoodii kale xalay baryay tuulada Kutulow kana soo baxay halkaa saaka ayagoo soo aaday dhanka Nairobi.<\/p>\n<p>Taliyaha booliska ee degmada Mandheera, Job Boronjo ayaa xaqiijiyay dhacdadaa.<\/p>\n<p>Sanadkii lasoo dhaafay meel dhowr km u jirta Kutulow ayaa lagu dilay saddex qof kadib markii dabley ay weerartay bas iyo gaari xamuul ah oo halkaa maraayay. <\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg\" alt=\"FB_IMG_1465347072037\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28638\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/FB_IMG_1465347072037-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shan askari oo biliis ah oo ilaalinaayay bas usoo socday Nairobi ayaa waxaa dilay dabley jidka u gashay gaarigaa baska ah. Baska oo lagu magacaabo Desert Cruiser ayaa waxaa la sheegay inuu u soo socday Nairobi uuna ka soo baxay magaalada Mandheera ee gobolka Soomaalida ee Waqooyi-bari. Gaariga ayaa dableydii ku dhufteen basuuke sida wararku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":25079,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28817,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28816\/revisions\/28817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}