{"id":28789,"date":"2016-06-20T02:33:36","date_gmt":"2016-06-19T23:33:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28789"},"modified":"2016-06-20T02:38:27","modified_gmt":"2016-06-19T23:38:27","slug":"deeq-lacageed-oo-katimid-jaalayadda-soomaalida-ee-swedan-ayaa-loo-qeybiyey-curyaamiin-ku-nool-bweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/deeq-lacageed-oo-katimid-jaalayadda-soomaalida-ee-swedan-ayaa-loo-qeybiyey-curyaamiin-ku-nool-bweyne\/","title":{"rendered":"Deeq lacageed oo katimid jaalayadda soomaalida ee Swedan ayaa loo qeybiyey curyaamiin ku nool B\/WEYNE."},"content":{"rendered":"<p>Xilli lagu jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan, ayaa Waxaa Magaalada Beledweyne ka socota Gargaarka iyo deeqaha kala duwan ee la soo gaarsiinayo qoysaska dan-yarta ah iyo kuwa aan lixaadkooda dhameyn ee ku dhaqan Beledweyne.<\/p>\n<p>Hadaba dad cuuryaamiin ah ayaa degmada Beledweyne loo qeybiyay Deeq Lacageed oo ka timid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Malmo ee Sweden, oo Qaybinta Gargaarka u wakiishay odayaal dhaqameed iyo ganacsatado ku dhaqan magaalada.<\/p>\n<p>Nabadoon Max&#8217;ed Cabdi Max&#8217;uud [Lexle] oo ka mid ahaa dadkii loo soo wakiisha qeybinta deeqdan ayaa u mahad celyiay jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Malmo &#038; guud ahaan dadkii ka qeyb-qaatay u samafalka dadka dhibaateysan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Tan iyo markii dhawaan magaalada Beledweyne ay ku dhufteen daadadkii kasoo rogmaday Webiga Shabeelle, Waxaa jiray Kaalmooyin kala duwan ee la Gaarsiinayo dadkii ay saameysay fatahaada.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg\" alt=\"tabarak234\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28542\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/tabarak234-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg\" alt=\"beco2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-28543\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/beco21-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-28544\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/salaam-bank1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xilli lagu jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan, ayaa Waxaa Magaalada Beledweyne ka socota Gargaarka iyo deeqaha kala duwan ee la soo gaarsiinayo qoysaska dan-yarta ah iyo kuwa aan lixaadkooda dhameyn ee ku dhaqan Beledweyne. Hadaba dad cuuryaamiin ah ayaa degmada Beledweyne loo qeybiyay Deeq Lacageed oo ka timid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Malmo ee Sweden, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28791,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28789","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28789","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28789"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28789\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28793,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28789\/revisions\/28793"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28789"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28789"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28789"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}