{"id":28787,"date":"2016-06-20T02:10:13","date_gmt":"2016-06-19T23:10:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=28787"},"modified":"2016-06-20T02:43:23","modified_gmt":"2016-06-19T23:43:23","slug":"wax-garad-iyo-siyaasiyiin-kasoo-jeeda-gobolka-hiiraan-oo-kasoo-hor-jeestey-gudiga-doorashooyinka-uu-mweyne-xasan-sheekh-magacaabey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2016\/06\/wax-garad-iyo-siyaasiyiin-kasoo-jeeda-gobolka-hiiraan-oo-kasoo-hor-jeestey-gudiga-doorashooyinka-uu-mweyne-xasan-sheekh-magacaabey\/","title":{"rendered":"wax garad iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka Hiiraan oo kasoo hor jeestey Gudiga doorashooyinka uu M\/weyne Xasan sheekh magacaabey."},"content":{"rendered":"<p>Kulan<br \/>\nmaanta ay ku yeesheen magaalada<br \/>\nBeledweyne ee Gobolka Hiiraan<br \/>\nSiyaasiyiin, Waxgarad, Aqoon-yahanno<br \/>\niyo Odayaal-dhaqameed Waxay uga soo<br \/>\nHor-jeestay Guddiga Doorashada Qaran<br \/>\nee Dhawaan Magacaabay Madaxweyne<br \/>\nXasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Xubnaha ayaa shirkooda Jaraa\u2019id ku<br \/>\nxusay in dhamaanba ay qaadacayaan<br \/>\nhabka dowladda Federaalka Somalia u<br \/>\nMaamuleyso soo Xulista Xubnaha<br \/>\nGobolka ku matalaya Aqalka sare iyo<br \/>\nkan Hoose ee lagu hishiiyay shirarkii ugu<br \/>\ndanbeeyay madasha-wadda-tashiga<br \/>\nQaran oo sidda ay hadalka u dhigeen<br \/>\nilaa iyo hadda aan wax wadda tashi ah<br \/>\nlagala sameyn.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Shirk an Jaraa&#8217;id ayaa<br \/>\nkusoo beegmaya xili dhawaan<br \/>\nMadaxweyne Xasan uu soo saaray liiska<br \/>\n22-xubnood oo Noqonaya Guddiga<br \/>\nDoorashada Qaran, Waxaana Guddiga<br \/>\nQayb ka ah Xubno ku Metelaya Maamul-<br \/>\ngobolleedyada dalka ka jira &#038; Gobollada<br \/>\nHiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo mid<br \/>\nxubin la siiyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan Siyaasiyiin, Waxgarad, Aqoon-yahanno iyo Odayaal-dhaqameed Waxay uga soo Hor-jeestay Guddiga Doorashada Qaran ee Dhawaan Magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Xubnaha ayaa shirkooda Jaraa\u2019id ku xusay in dhamaanba ay qaadacayaan habka dowladda Federaalka Somalia u Maamuleyso soo Xulista Xubnaha Gobolka ku matalaya Aqalka sare iyo kan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":28113,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-28787","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28787","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28787"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28788,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28787\/revisions\/28788"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28113"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}